DEG-DEG: FA-ga Oo Xaqiijiyay Xiddig Ka Tagay Waajibaadka Xulkiisa Sabab.

DEG-DEG-Man-United-Oo-Dalab-Rasmi-Ah-Ka-Gudbisay-Saxiixa

Xiddiga xulka qaranka England ee Phil Foden ayaa ka baxay Liiska xulka qaranka ee tartanka Euro 2024.

- Advertisement -

Xidhiidhka FA-ga ayaa xaqiijiyay in u xiddiga Phil Foden ka tagay xiddigaha xulka England ee ku sugan Germany.

Phil Foden ayaa ku laabtay London sabab la xidhiidha arimo qoys sida uu xaqiijiyay xulka England.

Isla xidhiidhka FA-ga ayaa xaqiijiyay in uu xiddigu ku soo laaban doono xulka wakhtiga soo socda.

Xiddiga Phil Foden ayaa ciyaaray dhamaan kulamadii xulka qarankiisa ee tartanka Euro 2024.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More