Xiddig Ka Tirsan Barcelona Oo Joojiyey Isticmaalka

Xiddiga da’da yar ee Barcelona ee Ansu Fati ayaa sharraxaad ka bixiyey sababta uu u joojiyey isticmaalka baraha bulshada.18 jirkan oo xirfaddiisa ciyaareed si cajiib ah u kobocday 18kii bilood ee ugu dambeeyey ayaa noqday mid ka mid ah laacibiinta ugu mustaqbalka wanaagsan ee waqtigan la tilmaamayo inay ugu xirfadda wanaagsan yihiin, ayaa waxa uu ku maqan yahay dhaawac muddo qaatay.Kulankiisii ugu horreeyey ayuu saftay bishii August ee sannadkii hore, waxaanu dhaliyey 13 gool 43 ciyaarood oo uu saftay, iyadoo xulka qaranka…

Kenya closes Dadaab, Kakuma refugee camp, offers

Kenya issued an order on Wednesday to close two large-scale camps home to hundreds of thousands of refugees from neighboring Somalia, giving the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) two weeks to present a plan to implement the order, the Interior Ministry said. Dadaab and Kakuma refugee camps in northern Kenya together host more than 410,000 people, a small proportion of whom come from South Sudan. Authorities in Nairobi first announced their intention to close the Dadaab camp, which…

Qorshihii Lixda Kooxood Ee Waaweyn Ee Ahaa In La

Lixda kooxood ee waaweyn ee horyaalka Premier League ayay ku noqon doontaa usbuuc niyad-jab iyo fashil ah, iyadoo meesha laga saarayo isbeddelkii ay doonayaan in lagu sameeyo horyaalka Premier League.Kooxaha Manchester United, Liverpool, Chelsea, Manchester City, Arsenal iyo Tottenham ayaa keenay qorshe ay doonayeen in saamayntooda ay u adeegsadaan oo lagu yaraynayo tirada kooxaha horyaalka ee hadda ah 20ka naadi, kaas oo ay soo jeediyeen in laga dhigo 18 kooxood.Kooxahan oo qayb ka ah tartanka ay kooxaha waaweyn ee Yurub…

Kenya closes the world’s largest refugee camp in the course of

Kenya is closing the world's largest refugee camp amid strained ties with Somalia NAIROBI, Kenya - The Kenyan government has issued a 14-day ultimatum to the United Nations High Commissioner for Refugees to close two key refugee camps in yet another step that could escalate the security crisis even across the country's borders. In a statement from the Secretary of the Interior, Dr.…

Cabdirashiid Janan oo gaaray Beled-Xaawo lana

Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan uu gaaray magaalada Beled-Xaawo halkaa oo uu kulamo kula yeeshay saraakiil ka tirsan Sirdoonka Qaranka oo uu hoggaaminayo Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin. Guud ahaan ammaanka magaalada Beledxaawo ayaa aad loo adkeeyay iyadoo halkaa ay gaareen ciidamo badan oo galbinayay taliyaha nabadsugida. Wararka ayaa sheegayaan in kulankooda dhameystir u yahay heshiis muddooyinkan laga soo shaqeynayay, waxaana la filayaa in…

Ole Gunnar Solskjaer Oo Lagula Taliyey Inuu

Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagula taliyey in uu u dhaqaaqo sidii uu Old Trafford u keeni lahaa weeraryahanka reer Argentina ee Sergio Aguero oo afka hore uga ciyaara naadiga ay deriska yihiin ee Manchester City.Sida uu sheegay Paul Ince, Ole Gunnar Solskjaer ayay tahay in uu qaado tallaabadii uu hore u sameeyey Sir Alex Ferguson oo keenay Old Trafford halyeygii reer France ee Eric Cantona oo isku qoray taariikhda kooxda sannadihii uu xidhnaa garanka guduudan.Manchester United ayaa u baahan weeraryahan toos ah iyadoo xagaaga…

UEFA Oo Gaartey Go’aan Saamayn Ku Yeelanaya Man

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa la sheegay in ay go’aan ku gaadhay in ay meesha ka saarto sharciga dhaqaale wanaagga ee FFP, isla markaana ay ku beddesho shuruuc cusub oo la xidhiidha dhaqaalaha oo ka saamayn badanaya midkii hore.Sharciga cusub ayaa la sheegay in kooxaha uu siinayo xorriyad ka badan intii hore oo ay ku samayn karaan saxeexyo ay ka bixiyaan lacag badan iyagoon wax cabsi ahi ka haynin in ay mutaysan doonaan ganaaxyo sababi kara in laga mamnuuco suuqa iibka ciyaartoyda.FFP oo ah sharciga dhaqaale…

the church desires new appointments to Ceni

While in June 2020 they insisted that election reforms preceded the election of the leaders of the Independent National Electoral Commission (Céni) and not the other way around, religious denominations have changed. They began the process of appointing a replacement for Corneille Nangaa, president of Ceni. Candidates start submitting their files.…

The Democratic Republic of Congo lists its officers to combat

The Democratic Republic of Congo has not had a digital database of its officials since independence in 1960. To remedy this, public administrations have for several weeks been asked to declare their workers to the Ministry of Public Services. In addition, the state primarily wants to sort out fictitious employees or cumulators who seal the accounts.…

Xul Ka Qayb-gelayay Isreeb-Reebka Koobka Adduunka

Xidhiidhka kubadda cagta Belize ayaa ‘wax laga yaqyaqsoodo iyo arrin murugo leh’ ku tilmaamay afduub lagula kacay xulka qarankooda oo ku socday hotel ku yaalla waddanka Haiti oo ay markaas uun duullimaad ku yimaaddeen, laakiin ay budhcad hubaysan dhexda u gashay oo ay dhamaantood afduubtay.Arrintan ayaa dhacday Isniintii waxyar kaddib markii uu xulka qaranka Belize uu kasoo degay madaarka, isla markaana ay waddada halbowlaha soo qaadeen iyagoo saaran bas u waday hotelka ay degayaan ka hor inta aanay Haiti la ciyaarin kulan…