Miyaa Kooxaha Loo Ogol Yahay Inay Heystaan Koobka Rasmiga Ah Ee

Marka laga hadlayo in kooxaha ay keydsadaan koobka asalka ah ee ay ku guuleysteen waxay ku xiran tahay tartamada iyo dhaqanka u yaalak marka laga hadlayo inay koox ceshato koobka rasmiga ah ee ay ku guuleysatay.Caadiyan, kooxaha si ku meel gaar ah ayay u heystaan koobka rasmiga ah ee ay ku guuleyteen ama waxaa la siiyaa mid la minguuriyay oo muuqaal eg midkii ay ku guuleysteen.Kooxda ku guuleysata horyaalka Premier League waxay koobka heysataa muddo kooban ka dib marka ay ku guuleystaan, waana inay u celiyaan maamulka…

Neymar’s agent confirms intention to sign new PSG contract

Paris Saint-Germain forward Agent Neymar has confirmed that the Brazilian plans to sign a new contract at the Parc des Princes in the near future.Neymar's contract has been the subject of many rumors recently. With its current deal set to expire in the summer of 2022, most reports have indicated that an extension is on the cards, but it has been enough to say something else to keep fans worried.An injury to Neymar recently delayed talks between Catherine Steenkeste / Getty ImagesWell, while a new contract has not been…

press support for the journalist

This complaint is actually less to obtain compensation for a defamation, than to prevent the journalist from being able to work and to scare him continuously. Investigative journalists are not necessarily aggressors of established power, but on the contrary they should be allies, especially since they help to clean up the public administration. So we urge the Nigerian authorities on two things: on the need to actually stop the harassment against Moussa Askar, also because he is subject to death…

election observers mention a few

In Chad, voters voted Sunday in the presidential election. A vote that took place in peace, but which was marked by irregularities according to election observers who followed the vote. Coordination of civil society associations and the defense of human rights, a national organization that observed presidential election is said…

“Aabaheey Cunto Wuu I Siiyaa” Wiilka Ole Gunnar Solskjaer Oo U

Wiilka uu dhalay Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay inuusan baahi kala kulmin aabihiis kaasoo dagaal afka ah uu kala dhaxeeyo tababaraha Tottenham Jose Mourinho.Inkastoo United ay 3-1 ku badisay hadana Solskjaer ayaa ka careysnaa gool laga diiday kooxdiisa qeybtii hore ee ciyaarta.Cavani ayaa kubada shabaqa dhex dhigay laakiin markii ay VAR waxay go’aamisay in goolka la diido iyadoo xukmiyay in Soctt McTominay uu qalad ku galay Heung-Min Son goolka ka hor.Fiidi hore ee gacanta McTominay ayaa si kama ah ugu dhacday xiddiga…

At least 25 militants were killed in anti-Al-Shabaab operation in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Somali National Army (SNA) said on Monday that its elite forces (Danab) killed 25 al-Shabab militants and wounded several others during an operation at Gambole about 48 km to Jowhar city, the administrative capital of Hirshabelle state. Hassan Mohamed Osman, acting commander of Danab, said the troops would intensify stinging operations in the area to flush out the extremists blamed for insecurity in the region. Osman told SNA Radio that the forces carried out the operation after receiving…

Jesse Lingard Oo Sharad Kaga Guuleystay kabtankiisa, Maxay Ku

Lacag badan ayaa ka baxeysa jeebka kabtanka West Ham Mark Noble ka dib markii Jesse Lingard uu wacdarro dhigay kulankii ay 3-2 kaga badiyeen Leicester City.Sharad ayaa dhexmaray labada nin markii uu Lingard amaah uga soo wareegay Manchester United bishii Janaayo.Kabtanka West Ham Noble oo 33 sanno jir ah ayaa yiri: “Markii ugu horeysay ee uu kooxda yimid, waxaan kula sharatamay isaga haddii uu sideed gool dhaliyo inaan ka bixin doono qarashka hal habeen uu ku joogayo huteelka Corinthia.“Sidaasi darteed labadii gool ee uu…

Farmajo’s extension of time is unconstitutional, US Senator Somalia said

WASHINGTON, USA - The United States of America can, after all, reject the decision of the lower house of Somalia to extend the term of the current government, whose term expired on February 8 this year, leading to a state of political uncertainty and unprecedented stalemate. On Monday, the lower house under President Abdirahman Mursal voted in favor of extending the term, with 149 MPs supporting the proposal. This comes after the political leadership did not agree on the agenda of the Afisiyooni Center conference.…

the toughening of measures against Covid-19

Kenya, on this first day of Ramadan, is also hit by a third wave of Covid-19, more virulent than the previous ones, forcing the government to step up action. The curfew was introduced from 8 pm to 4 pm, as well as the closure of worship and the ban on gatherings for the next two months. as reported from Nairobi, Charlotte…

Manchester United Oo Koox Iibsaneysa, Magaca Kooxda & Horyaalka Ay Ka

Manchester United ayaa lagu waramayaa inay ku jirto wadahadal ay ku iibsaneyso kooxda ka dhisan horyaalka Australia ee A-League ee lagu magacaabo Central Coast Mariners iyagoo qorsheynaya inay u raraan magaalada Sydney.Sida ay sheegtay jariirada Sydney Morning Herald, Manchester United ayaa durbaba wadahadal dheer kula jirta milkiilaha kooxda Mike Charlesworth, waxayna shaaca ka qaadeen qorshahooda ay ku doonayaan inay ka dhigaan Mariners kooxda labaad ee Red Devils.Central Coast Mariners waxay ku jirtaa xaalad dhaqaale…