Manchester United Iyo Liverpool Oo Dejiyey Qorshe Kooxaha
Manchester United iyo Liverpool ayaa hoggaaminaya ololaha qorshe weyn oo isbeddel loogu samaynayo kubadda cagta Inigiriiska, kaas oo saamayn ku…
Manchester United iyo Liverpool ayaa hoggaaminaya ololaha qorshe weyn oo isbeddel loogu samaynayo kubadda cagta Inigiriiska, kaas oo saamayn ku…
Ashley Young ayaa noqday ciyaartoygii ugu dambeeyey ee la xaqiijiyey inuu ku dhacay xanuunka Korona Fayras, waxaana la gelinayaa karantiil…
Timo Werner ayaa toddobaadkan horraantiisii laga saaray xulka qaranka Germany kaddib markii looga shakiyey inuu ku dhacay xanuunka Korona Fayras…
Barcelona ayaa heshiis hordhac ah lasii gaadhay xiddiga ugu horreeya ee Camp Nou iman doona marka uu furmo suuqa iibka…
Weeraryahanka Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa daboolka ka qaaday magacyada labadii ciyaartoy ee sababta u ahaa inuu iskaga tago…
Mauricio Pochettino ayaa laga doonayaa labada garoon ee ku yaalla magaalada Manchester ee Old Trafford ee Etihad Stadium. Manchester United…
Laacibka khadka dhexe uga ciyaara Liverpool ee Thiago Alcantara ayaa kasoo baxay xaaladdii karantiilka ahayd ee ugu jiray xanuunka Korona…
Tababare Pep Guardiola ayaan heli doonin adeegga ciyaareed ee saddex ka mid ah laacibiintiisa muhiimka ah marka ay usbuuca dambe…
Hakim Ziyech ayaa iskaga soo tegay xarunta tababarka xulka qaranka Morocco, waxaanu u duulay magaalada London si uu ugu diyaar-garoobo…
Christian Pulisic ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lambarka 10 oo uu xili ciyaareedkan u xidhan doono kooxdiisa Chelsea, kaas…
Halyeygii Manchester United ee Sir Bobby Charlton ayaa loo magacaabay xiddigii ugu wanaagsanaa ee soo maray taariikhda xulka qaranka England,…