Zinedine Zidane Oo Ku Dhawaaqay Xiddigaha Real Madrid Ee
Sergio Ramos ayaa laga reebay liiska ciyaartoyda Real Madrid ee habeen dambe ka hor tegi doona Shakhtar Donetsk oo ay…
Sergio Ramos ayaa laga reebay liiska ciyaartoyda Real Madrid ee habeen dambe ka hor tegi doona Shakhtar Donetsk oo ay…
Xiddiga dhaawaca kaga maqan Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa lumiyey booska koowaad ee difaacyahannada ugu wanaagsan dunida waqtigan, waxaana…
Bruno Fernandes ayaa qosol muunsooday markii uu tababare Ole Gunnar Solskjaer sida lama filaanka ah warbaahinta horteeda uga sheegay in…
Telefishanka beIN Sports ayaa shaaciyey wariyeyaasha ku qoran baahinta kulamada Champions League ee toddobaadkan, waxaana dhamaan diyaar ah tacliiqiyiinta ruug-caddaaga…
Stamford Bridge ayaa martigelinaya kulanka xiisaha badan ee caawa ay Chelsea kusoo dhoweyn doonto kooxda haysata koobka Europa League ee…
Martin Odegaard oo toddobaadkii hore uu dhaawac kasoo gaadhay kulamadii caalamiga ahaa ayaa xaaladdiisu kasii xun tahay sidii hore loo…
Tobanka ciyaartoy ee ugu wanaagsan hal-abuurka iyo kubbad samaynta waqtigan dunida oo dhan ayaa la shaaciyey, waxaana hormood u ah…
UEFA ayaa sheegtay in laga tashanayo in isbeddel rasmi ah lagu sameeyo qaabka loo ciyaaro tartamada Champions League iyo Europa…
Horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan, waxa illaa hadda kasoo muuqanaya arrimo layaab leh oo aan marka hore xisaabta iyo…
Siddeed ciyaartoy oo difaacyahannada ugu wanaagsan waqtigan ah ayaa lala xidhiidhinayay Liverpool si ay ugu beddelaan Virgil van Dijk oo…
SADDEX ka mid ah ciyaartoyda Barcelona ayaa ogolaaday codsi uga yimid maamulka kooxda oo dhamaan laacibiinta iyo shaqaalaha naadiga lagu…