Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka West Brom vs Liverpool – Xiddig

Kooxda Liverpool oo halkeeda kasii wada hammiga ah inay kaalmaha Champions League loogu soo baxo gaadho ayaa marti ku ah gegida Hawthorns oo ay West Bromwich Albion ku booqanayaan.

- Advertisement -

Baggies oo dhawaan xaqiiqsaday inay xilli ciyaareedka dambe ka ciyaari doonaan heerka labaad ayaa soo dhawaynaya Reds oo haddii ay guul gaadhaan kaliya hal dhibic u jirsan doona kooxda booska afraad ee Chelsea.

Liverpool ayuu kulankan ka maqan yahay Diogo Jota oo ku seegay dhaawac cagta ka gaadhay kulankii Man United, Jones ayaa kasoo hormaray Wijnaldum halka Mane uu booska Jota ka maqan yahay buuxinayo.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

banner

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More