Maxay Man United U Baahantahay Si Ay Horyaalka Ugula Tartanto Man Metropolis

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku guuleysiga horyaalka Premier League ugu hambalyeeyay dhigooda Manchester Metropolis isla markaana sheegay inuu u baahan yahay saxeexyo cusub suuqa xagaaga si uu xilli ciyaareedka dambe ula tartami karo.

Guuldarradii ugu horreysay ee ay 15 kulan oo horyaalka ah kula kulanto Outdated Trafford ayaa xalay kasoo gaadhay Leicester Metropolis taas oo ka dhigan inay horyaalka ku guuleysatay Man Metropolis.

Ole Gunnar ayaa kulanka kaddib BT Sport u sheegay “Haddii aad doonayso inaad iyaga la loolanto waxaanu u baahanahay inaanu xoojino safkayaga”

“Iyaga waan u hambalyaynayaa  waxay soo qaateen xilli ciyaareed cajiib ah laakiin anigu aad ayaan ugu faraxsanahay wiilashayda inaanu 10-kii maalmood ee ugu dambeeyay hanashada horyaalka ku raajino Metropolis oo bathroom arko kooxda ugu fiican Yurub”

“Waxaanu u baahanahay inaanu qaadno talaabada xigta waxaana laga yaabaa inaanu u baahanahay dhawr kale (Saxeex) si aanu u xoojino safkayaga”

Iyadoo Man United ay dhawaan heshiis cusub ka saxeexatay Edinson Cavani ayaan la filayn inay saxeexa weeraryahan cusub u dhaqaaqdo suuqa xagaaga, goolhaye Tom Heaton oo 35 sano jir ah ayaa la filayaa inay Aston Villa kala soo saxeexdaan taas oo David De Gea u fududayn karta inuu kooxda ka baxo.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More