Prof. Cabdi Ismaaciil: “Ma jirto doorasho uu xukumo musharrax tartamaaya”.

Cilmi-baare Cabdi Ismaaciil Samater oo BBC-da uga waramay ismariwaaga siyaasadeed ee soo kala dhex galay hogaamiyayaasha dowladaha, hogaamiyayaasha gobolka iyo Banaadir ayaa sheegay in xalka uu yahay mid cad haddii la doonayo in wax laga qabto.

Prof. Cabdi wuxuu sheegay in adduunka oo dhan uusan ka jirin “doorasho musharrax uu hoggaamiyo”, laakiin in guddi madax-bannaan loo gudbin karo dhinacyada oo dhan.

“Marnaba ma dhicin doorasho uu qabtay murashax. Guddi madax-bannaan waa in la magacaabaa si loo hubiyo sinnaanta. Haddii murashax doonayo inuu tartamo, waa in lagu wareejiyaa guddi lagu kalsoonaan karo.arrinta gobalka gedo, Xubnaha Guddiga ee Guddiga Waqooyiga (Gobaladda Waqooyi) waa in laga saaro ciidanka “ Sidaa waxaa yidhi Professor Cabdi Ismaaciil Samater.

Kulamada looga hadlayo Arimaha Doorashada ayaa kordhay, khubarada qaar ayaa ku doodaya in kulan nuucaan oo kale ah oo looga hadlayo sida aan looga maarmin iyada oo loo marayo qaabkii loga adkaan laha in laga gudbo caqabadahan.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More