Browsing Tag

Somaliland

Xisbiga Waddani oo Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi ku tilmaamay danbiile ay tahay in lala xisaabtamo

 Isniin,  Juun, 10, 2024 (AX) - Xisbiga mucaaradka Gobaladda Waqooyi ee Waddani ayaa Hogaamiye Biixi ku tilmaamay danbiile ay tahay in lala xisaabtamo.Madal ay madaxda xisbigu kula kulmeen qaar kamid ah taageerayaasha ayuu Guddoomiye Xirsi Cali Xaaji Xasan, ka sheegay in uu Biixi yahay danbiile."Hebeenkan caawa ah cid danbiile ah oo in lala xisaabtamo u baahan Muuse ayaa kow ka ah, wixii dalka ka dhacay iyo duruufta uu ku suganyahay adiga ayay tahay in lagaala xisaabtamo" ayuu yidhi Xirsi.Waxa uu sheegay in madaxweynuhu uu…

North Western of Somalia Leader Orders Trial for Gaanlibah Movement Defendants

In his yearly address to parliament, President Bihi blamed the rout of North Western of Somalia's troops on the Gaanlibah Movement. He pressed for legal action against those who committed the slayings to stop future troubles. "During national defence, a plot unfurled on August 11 at Mount Gaanlibah, where our steadfast forces, guarding the nation round-the-clock, were slaughtered," Bihi stated. "Mistakes occur, and crooks can scheme. As a people, we're bent on ensuring justice. Anyone betraying the nation must face the…

Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo sheegay in Jabhadii Buurta Gacanlibaax la maxkamadayn doono

 Axad, Juun, 9, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in maxkamad la horkeeni doono xubnihii Jabhadii Buurta Gacanlibaax ee weerarka ku dilay in ka nadan 10 booliis ah 11, August, 2023.Hogaamiyaha oo qudbad sannadeedii dastuuriga ahayd ka horjeediyay baarlamaanka, ayaa sheegay in jabkii ciidamada Gobaladda Waqooyi ay sabab u ahayd Jabhadii Buurta Gacanlibaax."Iyada oo lagu jiro dufaacii qaranka ee guud ayaa waxa dhacay shirqoolkii qaranka loo galay 11 August buurta Gacanlibaax ee lagu…

Hogaamiye Biixi oo sheegay in dhawaan la as-aasi doono Gobaladda Waqooyi Airlines

 Axad, Juun, 9, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Gobaladda Waqooyi ay hirgalinayso shirkada diyaaradaha ee Gobaladda Waqooyi Airlines.Hogaamiyaha oo qudbad sannadeedii dastuuriga ahayd ka horjeediyay baarlamaanka, ayaa sheegay ay diyaariyeen qalabkii iyo macalimiintii tababari lahayd shaqaalaha ka shaqayn doona shirkada diyaaradaha ee ay Gobaladda Waqooyi yeelan doonto."Gobaladda Waqooyi markii ugu horaysay waxay bilowday aasaaska Gobaladda Waqooyi Airlines, si loo bilaabo in…

North Western of Somalia Leader Reviews Advanced Aircraft for Pilot Training Academy

The presidency has revealed that newly acquired planes will be deployed at the North Western of Somalia Pilot Training School, underscoring a push to enhance local aviation skills. "The president has inspected the first set of planes now owned by the Republic of North Western of Somalia. These will be essential for training technicians and civilian pilots right here in the country," the statement noted. The North Western of Somalia Civil Aviation and Airports Authority (SLCAAA) chimed in, "We have secured four aircraft for…

Hogaamiye Biixi oo kormeeray diyaarado cusub oo Gobaladda Waqooyi ay soo iibsatay

Sabti,  May, 8, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi iyo Taliyaha Millateriga Nuux Ismaaciil Taani, ayaa kormeeray diyaarado cusub oo ay Gobaladda Waqooyi soo iibsatay.Qoraal ay baahisay Aqalka Gobaladda Waqooyi ayaa lagu sheegay in diyaaradahan lagu tababari doono duuliyayaal ay Gobaladda Waqooyi yeelan doonto, kuwaasi oo uu tababari doono Dugsiga Tababarka Duuliyenimada ee Gobaladda Waqooyi."Hogaamiyaha Qaranku waxa uu kormeeray diyaarado cusub oo markii u horaysay uu yeelan doono dalka…

Faysal Ali Warabe Cautions North Western of Somalia Authorities on Potential Election Chaos

Warabe sounded the alarm about a fresh gadget being proposed for the elections, suggesting it might cause delays. He shot a stern caution to President Muse Bihi Abdi, stressing the need to sidestep any snags. "On November 13, if the election takes place on December 13, that seat will be empty, and we shall conduct the second Borama meeting. You either proceed with an election or face the people's ballot," Warabe declared. He slammed the rollout of new voting gear, as stated by Minister Buuni, alleging the Electoral…

Faysal Cali Waraabe oo ka digay in la hagardaameeyo geedi socodka doorashooyinka Gobaladda Waqooyi

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (AX) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada Gobaladda Waqooyi iyo koomiishanka doorashooyinka uga digay waxkasta oo doorashooyinka hargardaamayn kara.Guddoomiyaha oo ka hadlay qalab cusub oo dhawaan la sheegay in ay suuragaltahay in lagu galo doorashooyinka, ayaa sheegay in qalabkaasi uu doorashada dib u dhigi karo, isaga oo digniin u diray madaxwaynaha."13 November haday doorasho qabsoomiwaydo 13 December kursigaasi wuu banaanaanayaa oo shirkii Boorama 2 ayaanu qabanaynaa,…

North Western of Somalia’s Trailblazing All-Girls Basketball Squad Aims for Glory

The self-declared territory hasn't secured nods from any foreign governments, even though it has managed its affairs and enjoyed relative tranquility since its 1991 declaration of independence.Omer and her siblings, champions on the Hargeisa Girls Basketball team—the first all-female squad in the nascent nation—are set on thrusting North Western of Somalia into the global spotlight. They've rallied over 10,000 social media supporters to their cause."North Western of Somalia seeks recognition, and we believe we can contribute…

Koomiishanka Doorashooyinka Gobaladda Waqooyi oo digniin u diray xukuumada iyo xisbiga Kulmiye

 Arbaco,  May, 5, 2024 (AX) - Koomiishanka Doorashooyinka Gobaladda Waqooyi ayaa xukuumada iyo xisbiga talada haya ee Kulmiye ku eedeeyay in ay forogalin sharci daro ah ku hayaan shaqooyinka koomiishanka.Guddoomiyaha Koomiishanka Doorashooyinka Muuse Xasan Yuusuf, oo ay hareero fadhiyaan xubnaha kale ee koomiishanka, ayaa xukuumada iyo xisbigeeda uga digay faragalin uu sheegay in ay ku hayso doorashooyinka."Koomiishanka doorashoooyinka qaranku waxa uu digniin u dirayaa xukuumada iyo xisbiga Kulmiye, oo caadaystay in ay uga…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More