Waa maxay heshiiska siyaasadeed ee qaran?
Marka laga hadlayo dib-u-dhiska dawladnimada, nabadeynta, iyo maaraynta khilaafaadka, mid ka mid ah ereyada ugu muhiimsan ee sida joogtada ah loo adeegsado waa heshiiska siyaasadeed ee qaran. Waa aasaas lagama maarmaan u ah dal…