Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray xarumaha cusub ee baarlamaanka iyo wasaaradda amniga Hirshabelle ee Jowhar
Muqdisho (AX) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa maalintii Isniinta xarigga ka jaray dhismayaal cusub oo loogu talagalay Golaha Wakiillada Hirshabelle iyo Wasaaradda Amniga ee maamulkaas oo ku yaalla magaalada Jowhar,…