Somalia
MW Farmaajo ma leeyahay awood uu ku maareyn karo dhameystirka?
Hogaamiyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Hogaamiyaha Soomaaliya wuxuu 24/12/2020 soo saaray Xeer Hogaamiye oo ku saabsan maareynta dhameystirka dib u eegista dastuurka iyo ansaxintiisa, Xeerka ayaa la sheegay inuu dhaqan galayo isla…