Browsing Tag

calanka

Hogaamiye Farmaajo oo amrey calanka 3 maalmood

Dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyeysay geeridii ku timid madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo caawa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Dowladda ayaa sheegtay in saddex maalmood oo baroor diiq ah la qaban doono isla markaana hoos loo dhigi doono calanka Soomaaliya si loogu baroordiiqo geeridii Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed. “Waxaan hoos u dhigeynaa Calanka Jamhuuriyadda muddo seddex maalmood ah si aan u muujino sida aan uga xunnahay geerida Madaxweynihii hore, anaga oo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More