Browsing Tag

AUN

Xasan Xundubey: “Aaskii qaran ee AUN Cali Mahdi

Xasan Xundubey Jimcaale Sii hayaha Wasiirka Amniga ee Dowlada KMG ayaa ka hadlay aaska AUN Cali Mahdi Maxamed Madaxweynihii 4-aad ee Soomaaliya oo maanta lagu aasay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Xundubey wuxuu sheegay in dadaalka guddigii loo xilsaaray aaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya ay fududeysay masuuliyadii laga sugayay dhowr meelood sida meydka oo la qaado, aaska iyo aaska. Ku simaha Wasiirka Amniga ayaa shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey dhibaatooyinkii ay kala soo kulmeen waddooyinka ay xireen…

AUN Hogaamiye Cali Mahdi oo lagu aasay magaalada

Muqdisho oo aas qaran loogu sameynayo AUN Cali

Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynihii 4-aad ee Soomaaliya oo Arbacadii 10-kii Maarso 2021 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta lagu aasi doonaa magaalada Muqdisho. Aaska ayaa waxaa ka qeyb galaya madax kala duwan sida Hogaamiyayaasha Dowlada Federaalka ee waqtigeedu dhamaaday, Madaxweynayaashii hore, Hogaamiyayaasha Dowlad Goboleedyada iyo marti sharaf kale, ehelada iyo asxaabta. Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa loo yareeyay isticmaalka joogtada ah ee gawaarida iyo mootooyinka waxaana ciidamo la…

Maxaan ka naqaan taariikh nololeedka AUN?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, halkaas oo uu ku xanuunsanayay COVID-19. Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida Haddaba waa kuma Cali Mahdi? Cali Mahdi Maxamed wuxuu ahaa madaxweynihii afraad ee Soomaaliya. United Somali Congress, oo la wareegtay gacan ku haynta magaalada Muqdisho iyo qaybo kale oo dalka ka mid ah, ayaa u doortay madaxweyne bishii January 28, 1991. Magacaabista Cali Mahdi waxaa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More