Browsing Tag

ansixinta

Hogaamiye Farmaajo oo daahiyey ansixinta

Hogaamiyaha Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa saxiixay wareegto madaxweyne oo dib u dhac ku keentay ansixinta wax ka bedelka Dastuurka KMG ah, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Villa Soomaaliya maalintii Khamiista. “Iyadoo aan waxba loo dhimayn qodobka 136aad ee dastuurka kumeelgaarka ah, madaxweynaha wuxuu dib u dhigay ansixinta dib u eegista dastuurka wuxuuna u gudbiyay qabyo qoraalka baarlamanka 11aad si ay u ansixiyaan guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka. Ansixinta Dastuurka KMG ah iyo qabyo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More