Browsing Tag

Al Shabaab

Kooxda Al-shabaab weerar hoobiyaal ah ku qaaday Saldhiga ciidanka Itoobiya ee degmada Xudur

 Jimco, Juun, 14, 2024 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hoobiyaal ah oo Xalay saqdii dhexe kooxda Al-shabaab ay ku qaaday Saldhig ciidamada Itoobiya ku leeyihiin degmada Xudur ee gobolka Bakool.Ku dhawaad 10 hoobiye ayaa la sheegay in kooxdu ay ku garaacday saldhiga ciidamada Itoobiya ee degmada Xudur, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Xudur oo la hadlay warbaahinta gudaha.Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka madaafiicda ah oo ay kooxdu la beegsatay saldhiga…

Somalia’s President Overhauls Military Structure, Establishes Four New Commands to Battle al-Shabaab

Mogadishu (AX) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has revamped the Somali National Army (SNA) by instituting four brand-new specialized commands for turbocharged military prowess. The Ministry of Defense has touted this overhaul as a cornerstone of an extensive game plan to reform Somalia's defense framework and boost the expertise of its troops. This shake-up rolls out sharpened units to streamline operations and target precise military objectives. Brigadier General Ahmed Abdullahi Sheikh steps up to steer the SNA…

Fierce Clashes Erupt in Bulo Haji Between al-Shabaab and Somali Government Forces

Local sources described fierce, yet fleeting clashes with both factions deploying a range of heavy and light weaponry. The exact number of casualties is not confirmed since neither the military hierarchy nor Jubbaland's high command has divulged any data on the losses. The skirmish aligned with an official visit from Jubbaland dignitaries, led by Second Vice President Abdiqadir Haji Mohamud, who touched down in Bulo Haji a day earlier. They pressed the armed forces to persist in their mission against Al-Shabaab.

Faahfaahino kasoo baxaya weerar Al-shabaab ku qaaday deegaanka Buulo Xaaji

 Khamiis, Juun, 13, 2024 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Xalay ku dhexmaray deegaanka Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland oo dhinac ah iyo  kooxda Al-shabaab.Dagaalka ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar ku qaadeen deegaanka Buulo Xaaji oo laba maalin ka hor lagala wareegay kooxda Al-shabaab.Ilo ku sugan deegaankaas ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu ahaa mid aad u xoogan oo socday mudo kooban, islamarkaana labada dhinac…

Kenyan Judge Hands 30-Year Prison Term to Al-Shabaab Operative

Nairobi (AX) — A Busia tribunal has handed Jackton Jacob Kanoti, who also goes by Abdul Hakim, a 30-year sentence for his affiliation with the jihadist factions Al-Shabaab and ISIS. Kanoti got nabbed in Siaya township in December 2021. Authorities found him with paraphernalia linked to nefarious operations. After an exhaustive two-and-a-half-year trial, the court reached its verdict. The Directorate of Criminal Investigations (DCI) noted that Kanoti accessed sinister content via his phone, including Telegram group videos and…

Somali Government and Jubbaland Forces Launch Aggressive Assault on Al-Shabaab in Badhaadhe

The allied contingent is gearing up to snatch Badhaadhe district, a region long held by Al-Shabaab. At the crack of dawn on Wednesday, Al-Shabaab militants skedaddled from most of their positions after catching wind of the military's arrival in Badhaadhe. Tuesday saw joint forces capture Bulo Haji, an area previously under Al-Shabaab's thumb, earning accolades from Somalia's Prime Minister Hamse Abdi Barre. While much of Jubbaland remains a bastion for Al-Shabaab, the federal government and Jubbaland authorities are now…

Hogaamiye Xasan Sheekh si faahfaahsan uga hadlay dagaalka Al-shabaab iyo doodaha ka dhashay Dastuurka

 Arbaco, Juun, 12, 2024 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Norway ayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaas u jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo khuseysay xaalada guud ee dalka.Hogaamiyaha ayaa khudbadiisa uga hadlay  arrimo ay ka mid yihiin Amniga, Siyaasadda, Horumarka dalka, Dastuurka iyo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda qaar ka mid ah gobolada dalka.Wuxuu ku dheeraaday madaxweynaha ka hadlida dhinaca amniga dalka, isagoona xusay in…

Mareykanka oo beeniyay inuu duqeyn ku dilay laba dhaqtar oo Al-shabaab u afduubnaa

 Arbaco, Juun, 12, 2024 (AX) - Militariga Mareykanka ayaa is fogeeyay masuuliyada dil loo geystay laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba oo ku jiray gacanta kooxda Al-shabaab.Kooxda Al-shabaab ayaa horay u shaacisay in labada dhaqtar ay ku dhinteen duqeymo uu Mareykanka ka geystay 15-kii bishii Febraayo ee sanadkaan 2024 deegaano hoostaga degmada Jilib.Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in qiimeyn ay sameeyeen sadaxdii bilood ee ugu dambeysay oo la xariirta duqeyntii ay ka geysteen nawaaxiga Jilib ineysan ku dhiman…

US Intelligence Reveals Yemen’s Houthis Negotiating Weapons Deal with Somalia’s al-Shabaab, Officials Report

"This chat is buzzing with chatter from both sides of the Red Sea," said an insider. "And it's being taken dead serious." The alliance between these two factions, historically divided by sectarian rifts, is an oddity. The Houthis are Zaydi Shiites, while al-Shabaab has staunchly opposed Shiism. Despite no known prior ties, they're only a hop across the Gulf of Aden away - a strategically substantial waterway - with a mutual enemy: the United States. The intelligence suggests a grim possibility: a quid pro quo could spell…

US Intelligence Confirms: Yemen’s Houthis Negotiating Arms Deal with Somalia’s al-Shabaab, Reports Suggest

In an image captured December 2023, individuals trained by the Houthis flaunt their firearms and wave Palestinian flags while shouting slogans at an armed parade in Al-Sabeen Square, Sana'a, Yemen. Photo courtesy of Mohammed Hamoud/Getty Images/File U.S. intelligence has unearthed chatter among Houthis in Yemen about arming the Somali militant group al-Shabaab. Three American officials told CNN that this troubling development could exacerbate an already chaotic situation. Authorities are now hunting for proof of Houthi…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More