Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Farmaajo waxa uu rabaa in uu noqdo kama ‘dage’ waxa
Daahir Maxamuud Geelle, afhayeenka golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku eedeeyay madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu amray guddoonka Golaha Shacabka in ay muddo kororsi u sameeyaan.
Geelle oo shir jaraa’id ka hadlayay Sabtida maanta ah ayaa ku booriyey Hogaamiye Farmaajo in uu dalka ku hogaamiyo doorasho daahfuran oo lagu wada qanacsanyahay.
“Aad ayaan u cambaareynaynaa in la isku dayo in lasoo nooleeyo xilli xileedka dhamaadey. Ilaahey baa wax dhintay soo nooleeya.…
Mareykanka oo ka digaya in Taliban la wareegto
Hay’adaha sirdoonka Mareykanka ayaa u sheegay maamulka madaxweyne Biden in kooxda Taliban ay la wareegi karto inta badan Afghanistan labo ilaa saddex sano gudahood waa haddii ciidamada Mareykanka ay ka baxaan dalkaasi ka hor heshiis awood qeybsi oo dhexmara dhinacyada dagaalamaya.
Haddii ay tani dhacdo, waxa ay u oggolaan doontaa al-Qaacidda in ay markale saldhigato Afghanistan, wargeyska New York Times oo xiganaya saraakiil Mareykan ah oo aan magacyadooda la sheegin ayaa sidaas wariyay.
Hogaamiye Joe Biden ayaa go’aan…
Fadhigii Baarlamaanka oo lagu kala dareeray. –
Fadhigii Baarlamaanka ee shakiga dhaliyay ayaa goordhow lagu kala dareeray, kaddib buuq iyo jahwareer hareeyay fadhiga maanta oo Ajandihiisa lagu sheegay ka doodista xanuunka Covid-19 ee wadanka.
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee mucaaradka ah ayaa is hortaagay shirka inuu furmo, iyagoo ku eedeeyay Guddoonka inuu waday qorshe muddo kordhin ah.
Buuq iyo jahwareerka ka dhacay xarunta golaha shacabka ayaa keenay inuu shirku fashilmo, waxaana Xildhibaanada qaar ay ka hor yimaadeen in ay saxiixaan warqada kooramka…
Biden oo shir looga hadlayo cimilada ku casuumay Xi
Hogaamiyaha Mareykanka ayaa ku casuumay Shiinaha iyo Ruushka in ay ka mid noqdaan 40 dowladood oo ka qeyb gala shir madaxeedka caalamiga ah ee looga hadlayo isbeddelka cimilada ee dhacaya bisha Abriil, sida uu sheegay madaxweyne Joe Biden.
Hogaamiyaha Shiinaha Xi Jinping iyo Hogaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka mid ahaa hogaamiyayaasha adduunka ee lagu casuumay shir madaxeedka Abril 22-23 ayuu yiri Biden.
Shirka caalamiga ah ee looga hadlayo cimilada ayaa qayb ka ah dadaalka loogu jiro sare u qaadista isbedelka…
Maxay kawada hadlayaan Shanta Hogaamiye Goboleed
Magaalada Muqdisho waxa uu shir gaar ah maanta uga furmay Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle kadib markii ay soo sameeyeen wadatashi la xiriira Ajendaha Beesha Caalamka ka sugeysa.
Kulanka oo Duhurnimadii maanta oo Sabti ah ka furmay Xalane waxa ay ka doodayaan Madax-Goboleedyada sidii ay u dejin lahaayeen Ajende ay ku mideysan yihiin oo lagu wajahayo xaaladda cakiran si isla todobaadkaan uu u furmo Shirka guud.
Waa ay is aragti dhaafsanayaan,…
UK: “Waa in xal degdeg ah laga gaarayaa Muranka
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Barwaaqo-sooranka Boqortooyada Ingiriiska ayaa looga hadlay xaaladda Cakiran ee Soomaaliya gaar ahaan muranka hareeyay qabsoomidda doorashooyinka nuuceeda ay ku heshiiyeen Hogaamiyayaasha Federaalka & Dowlad-Goboleedyada.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in Boqortooyada Ingiriiska ay garab-siineyso hirgelinta heshiis Doorasho oo si wadajir ah loo wado, isla markaana uu sal u yahay is afgaradkii 17-kii September 2020 oo ah xalka keliya ay isla garteen Hogaamiyayaasha…
Waa maxay Aragtida Xildhibaannada ee Ajendaha loo
Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Villa Hargeysa oo si KMG ah uu Baarlamaanka ugu shaqeynayo ayaa ka hadlay guuxa ka dhashay fadhigooda maanta oo kusoo beegmay waqti xasaasi ah & hadal heynta la xiriirta muddo dheereysiga Dowladda waqtigeedu dhammaaday in ay damacsan tahay.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad waxa uu sheegay in aqalka Baarlamaanka lagu wareejiyay Ciidamo hubeysan oo aysan gareyn sababta keentay in lasoo dul-dhigo maadaama madax sare aan lagu wargelin isla markaana qodob…
The Suez Canal remains blocked for the fifth day
A giant container ship remained stuck sideways in Egypt's Suez Canal for a fifth day on Saturday, as authorities prepared to make new attempts to free the ship and reopen the important east-west route for global shipping.
The Ever Given, a ship with the Panama flag that transports cargo between Asia and Europe, ran aground on Tuesday in the narrow canal that runs between Africa and the Sinai Peninsula. The massive ship got stuck in a single field stretch of the canal, about 6 kilometers north of the southern entrance,…
Ciidanka gaarka u tababaran ee Kenya oo toogtay Rag ku
Ciidamada sida gaarka u tababaran ee Kenya ayaa maanta oo Sabti ah toogtay 5-ruux oo ay ku eedeeyeen in ay dil geysteen oo ay hubeysnaayeen isla markaana ay diideen in ay isu dhiibaan inta uu socday howlgalka ka dhanka ah Raggaan.
Warbaahinta Kenya ayaa sheegtay in Ciidamada gaarka u tababaran ee Kenya oo ka duulaya xoga amni oo ay heleen in ay ku baxeen Magaalada Mombasa kadibna ay arkeen shanta la tuhmay balse ka dhega-fureystay soo jeedinta Askarta.
Taliyaha Booliiska Nyali Daniel Mumasaba ayaa warbaahinta u…
Wasiir Dubbe: “Qaxootiga kunool Dhadhaab & Kaakuma waxa
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay BBC-da ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay dalalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ay u gudbisay Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay UNHCR ee la xiriira in labo todobaad (14) ku xirto Xeryaha Dhadhaab & kaakuma.
Waa hoyga ugu badan ee Qaxootiga Soomaalida & Ajaanibta kale oo ay qayb ka yihiin kuwa kasoo jeeda Koofurta Suudaan oo xaaladda Dalka awgeed naftu u maciin bidday in ay isaga tagaan Dalkooda si ay…