Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Al-Shabaab:-Waxa aan weeraraynaa Saldhigyada Mareykanka

Axmed Cumar Abuu Cubayda Hogaamiyaha Al-Shabaab ayaa dagaalyahanadiisan ku booriyay in la weeraro “danaha Mareykanka iyo Faransiiska” ee ka socda Jabuuti, wax ka yar laba toddobaad ka hor doorashada madaxweynenimo ee dalkaas. Fiidiyow la sii daayay galinkii dambe ee Sabtidii, Abuu Cubayda ayaa si kulul u weeraray Hogaamiyaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo xukunka dalkaasi hayay tan iyo 1999 waxaana lagu wadaa inuu ku guuleysto markii shanaad doorashada dalkaasi 9-ka Abriil maadaama uu kulamo lagu taageerayo ay guud…

the anger of the displaced families for

For four years they have been waiting to serve land titles, the state has been slow to follow. And yet promises had been made. In the face of the press, the collective that brings these families together condemns unbearable delays. Of the nearly 2,500 family heads involved in the Pikine branch in the suburbs of Dakar, only 800 have been notified of relocation.…

DG Hir-Shabeelle oo maanta Bilawday Tallaalka Covid-19.

DG Hir-Shabeelle ayaa maanta Tallaalka Covid-19 ka bilawday Degmooyinka Jowhar & Baladweyne ee Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan, waxaana bilaabay mas’uuliyiin katirsan maamulkaas. Wasaaradda Caafimaadka DG Hir-Shabeelle ayaa dadka ugu baaqday in ay qaataan Tallaalka looga hortagayo faafitaanka Coronavirus isla markaana jirkooda siinaya awood uu isaga difaaci karo xannuunka. Xarumo loogu talagalay in lagu tallaalo dadka laguna siiyo kaararka aqoonsiga ee qofka garabka laga mudo si qaybta labaad ay isugu…

Maxay kawada hadleen Golaha Midowga Musharixiinta &

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa maanta oo isniin ah Muqdisho ka bilaabay kulamo gaar-gaar ah oo ay la qaadanayaan qaybaha kala duwan ee Bulshada si ay u dhageystaan talooyinkooda la xiriira xaaladda kala guurka ah ee dalka. Dood & Aragti wadaag muddo socotay ayaa maanta dhexmartay Xubnaha ka socday Golaha Midowga Musharixiinta & qaybaha kala duwan ee dhaqanka metalayay sida ay ku xog-warrameen ilo xog ogaal ah. Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Shariif Sheekh Axmed oo Guddoomiye u…

Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada & Beesha Caalamka oo Shir u

Magaalada Muqdisho waxaa barqonimadii maanta ka furmay Shir u dhaxeeya Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed, Hir-Shabeelle & Wakiilada Beesha Caalamka. Kulanka C6 ayaa looga hadlayaa xaaladda dalka gaar ahaan natiijada kasoo baxday kulamadii ugu dambeeyay dhexdooda ay yeesheen, qodobada ay isku fahmeen & qaabka loo dhaqangelin karo si shirka uu Mira-dhalo. Wakiilada Beesha Caalamka ee shirka fadhiga waxaa kamid ah: James Swan Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobay…

Xoghayaha Degmada Dayniile oo ka badbaaday qarax lala

Mahad Maxamed Shiraawe oo ah Xoghayaha Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa maanta ka badbaaday qarax loo dhigay gaarigiisa oo mararay meel u dhaw xarunta Degmadaas sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo kala duwan. Dad qaarkood carruur ah ayaa dhaawac kasoo gaaray firirka Miinada lagu qarxiyay Gaariga Xoghayaha Degmada Dayniile, waxaana goobta gaaray Ciidamada ammaanka oo bilaabay howlgal ay ku dabagalayaan dadka ay ku tuhmayaan qaraxaas. Xoghaye Mahad Shiraawe ayaa labo jeer oo hore ka badbaaday qaraxyo Miino oo loo…

Ayeeyada Barack Obama oo geeriyootay. – AxadleTM

Sarah Onyango Obama oo ah Ayeeyada Madaxweynihii 44-aad ee Mareykanka Barack Obama ayaa maanta oo Isniin ah ku geeriyootay Isbitaalka Jaramogi Oginga Odinga ee ku yaalla Magaalada Kisumu Kenya iyada oo jirtay 99-sano. Warbaahinta Kenya & kuwa Mareykanka ayaa aad u hadal haya Haweeneydaan oo ahayd Samafale si dhaw dadka u gacansiin jirtay, waana tan keentay in ay caan ka noqoto Galbeedka Dalka Kenya. Ayeeyada Obama waxa ay dhashay Carruurta kala ah: Zeituni Onyango, Yusuf Obama, Omar Okech Obama, Sayid Obama, waxaana…

Obama’s Kenyan grandmother Sarah’s mother dies at the age of 99

Sarah Obama, grandmother of former US President Barack Obama, has died at the age of 99 in western Kenya, her daughter told Agence France-Presse (AFP) on Monday. "It is true that she has gone to be with the Lord," said an emotional Marsat Onyango, her daughter, "she went on this morning." Sarah Obama, popularly known as Mama Sarah, had been admitted to Jaramogi Oginga Odinga Teaching and Referral Hospital in Kisumu. Once a simple country woman, Sarah Obama was for a long time best known for the hot…

RW Rooble & Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada oo maanta

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Gelinka dambe ee Isniinta maanta ah in uu la kulmo Hogaamiyayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle oo saddexdii cishe lasoo dhaafay kulamo gaar-gaar ah caasimadda ku yeeshay. Rooble & Madaxweynayaasha Dowlad-Goboleedyada ayaa isla arkaya qodobada ay isku afgarteen Shantaan Hoggaamiye & waxa laga doonayo Xukuumadda Xilgaarsiinta dhankeeda in ay ku dhaqaaqo si kulanka Berri u furmaya uu ugu…

Giant ship partially stuck in the Suez Canal

Engineers on Monday "flooded" the colossal container ship that continues to block traffic through the Suez Canal, a canal service company said without giving further details on when the ship would be completely free. Satellite data from MarineTraffic.com showed that the ship's glowing arc, once embedded in the canal's east shore, had been twisted from the shore. Almost a week ago, Ever Given got stuck in the skyscraper sideways in the important waterway and created a massive traffic jam. The barrier…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More