Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Ciidamada ammaanka Laascaanood oo dad u xiray dil loo

Ciidamada ammaanka Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sameeyay baaris ay ku qabteen shaqsiyaad ay ku tuhmayaan in ay ka dambeeyeen dil xalay fiidkii loo geystay sarkaal katirsan maxkamadda degmadaas. Hay’adaha ammaanka ayaa baaraya shaqsiyaadka ay usoo qabteen dilka loo geystay garsooraha maxkamadeed ee ka shaqeynayay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool sida ay xaqiijiyeen laamaha amniga. Garsooraha la dilay waxaa lagu magacaabaa Cabdullaahi Salaad (Wadaad…

Mareykanka oo Xayiraad dhaqaale saaray Saraakiil katirsan

Xubino hubeysan oo ka tirsan dagaalyahanada al-Shabab ayaa ka qayb galay isu soo bax ka dhacay duleedka Muqdisho, Soomaaliya. AP Maamulka Hogaamiye Trump ayaa xayiraad kusoo rogay saraakiil katirsan Al-Shabaab, waxaana ay ku eedeysan yihiin weeraro kala duwan oo ka dhacay Geeska Afrika sida ay sheegtay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka. Xukuumadda Washington ayaa Al-Shabaab u aqoonsatay Urur Argagixiso sanadkii 2008, hoggaamiyaashooda waxaa madaxooda la dul dhigay adduun…

Taliyaha Sidoonka Taliyaaniga oo Muqdisho kula kulmay Fahad

Taliyaha hay’ada Siradoonka Talyaaniga Gen. Giovanni Caravelli ayaa booqasho aan la shaacin ku yimid magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxa uuna la kulmay Agaasimaha hay’ada sirdoonka Soomaaliya NISA Fahad Yasiin Xaaji Daahir. Qoraal lagu daabay barta Twetter-ka NISA ayaa lagu shaaciyay in laba taliye ay ka wada hadleen sare u qaadida & xoojinta iskaashiga amni ee labada dhinac Macada u jeedka rasmiga ah ee ka dambeeya socdaalka taliyaha Tirsoonka Talyaaniga ee…

Taliska Booliska oo faah faahiyay Khasaaraha ka dhashay

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Sadiiq Adan Cali Doodishe. Taliska Ciidan Booliska Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay khasaaraha nafeed ee ka dhashay qarax ismiidaamin ahaa oo Duhurnimadii Maanta ka dhacay agagaarka Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay 6 ruux ay dhinteen. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Saadiiq Aadan Cali Doodisho  ayaa sheegay in qaraxaasi ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 8 ruux. Sadiiq…

Qarax miino oo Muqdisho lagula eegtay saraakiil ka tirsan

Wararka ka imaanaya degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta Qof nafti hure ah uu isku Qarxiyey Saraakiil Ciidan oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn taliska booliska Gen.Kaahiye ee magaaladda Muqdisho. Saraakiisha la weeraray ayaa ku sugnaa maqaaxi shaaha laga cabo sida laamaha amaanka Xaqiijiyeen. Wararka ayaa intaa ku daraya in uu jiro kharaase ka dhashay qaraxaasi, wallow ay adagtahay in wax badan laga ogaado maadaama ciidanka Amaanka…

Dagaalka kasocda gobolka Tigray ee Itoobiya oo ay suuragal

Qaxooti Itoobiyaan ah oo ka soo cararay dagaalka kasocda gobolka Tigray, waxy ay sugayaan kaalmo loogu fidinayo xerada Um Rakuba oo dhacda bariga Sudan-goblka Gedaref November 16, 2020. - Sudan waa mid amid ah dalalka ugh saboolsan adduunka, (Sawirka Ebrahim HAMID / AFP) Dagaalka u dhexeeya ciidanka Itoobiya iyo  jabhadda xoreynta shacabka Tigray waxa uu u muuqdaa mid siisoconaya, ciidanka dowladdu waxa uu sheeganayaa in uu horumar weyn ka sameeyey dagaalka islamarkaana…

Jabuuti oo taageero u muujisay go’aanka militari ee Abiy

Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ka hadashay dagaalka dhowr & tobanka cishe ka socda ismaamulka TIgray ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Itoobiya iyo Xisbiga TPLF, waxaana ka dhashay khasaare Dhimasho, dhaawac, Barakac, halka ay go’doomeen qoysas badan. Jabuuti ayaa Raysul Wasaare Abiy Ahmed Ali ku tilmaamtay in uu yahay hoggaamiye isku heyn kara dhulka Itoobiya, sidaas awgeed uu u baahan yahay in lagu garabsiiyo midnimada & madax bannaanida dhuleed. Dowladda Jabuuti ayaa ku…

Qaramada Midoobay oo soo saartay Dadka ka baracay Roobka &

Niger, oo ah mid ka mid ah wadamada ugu Biyaha yar dunida iyo waliba kuwa ugu saboolsan, ayaa inta badan la kulma daadadka xilliyada roobaadka, oo caadi ahaan soconaya labo ama saddex bilood. xuquuqda Sawirka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bani Aadamnimada ee OCHA ayaa warbixin kasoo saaray qoysaska ka barakacay Roobabkii ka da’ay Soomaaliya laga soo bilaabo bishii October 2020 & daadadka ka dhashay. Ugu yaraan 214,000 oo ruux ayaa ka barakacday…

Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho ku qabatay Shir looga

kulankan oo saabsanaa kaalinta ganacsatadu ku leeyihiin horumarinta dhaqaalaha dalka ayna soo agaasintay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimaha horumarinta dhaqaalaha, bixinta canshuuraha iyo dib u habaynta hannaanka Maaliyadda dalka. Kulanka ayaa aad loogu fallanqeeyay kaalinta ay ganacsatadu ku leeyihiin horumarinta dhaqaalaha iyo canshuur bixinta iyo sidii loo horumarin lahaa wadashaqeynta kala dhaxeysa Wasaaraddaha Maaliyadda iyo…

Booliiska Baladweyne oo sheegay in ay dad u xireen dil ka

Ciidamada ammaanka Magaalada Baladweyne ayaa howlgal ay kusoo qabteen dad u badan dhalinyaro ka sameeyay Xaafadda Buunda weyn oo lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii xaafaddaas. Booliiska ayaa shaqsiyaadka qaar geeyay xarumahooda baarista si ay su’aalo u weydiiyaan, maadaama tuhun la xiriira dilka uu galay, sidaas awgeed loo baahday in laamaha ammaanka ay xaqiijiyaan. Taliyaha Booliiska Magaalada Baladweyne Labo XIdigle Maxamed Maxamuud Qoorsheel ayaa sheegay in ciidamada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More