Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

anger in the streets of Kampala after another arrest by Bobi Wine

Violent clashes between protesters and police took place on Wednesday, November 18, in Kampala, the Ugandan capital. The police report shows 3 dead and 34 injured. These protests erupted after another arrest by Bobi Wine. The 38-year-old singer, elected Member of Parliament in 2017, is President Yoweri Museveni's main opponent in the presidential election on January 14, 2021.…

Guulleed:-Doorasha Faderaalka waxaa tusaale u ah tii Koofur

Raysul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxaxmed Guulleed Khadar ayaa khudbad uu ka dhax jeediyay Tiyaatarka Qaranka wuxuu sheegay in doorashada 2021ka wareega koowaadba ku guuleysan doonaan. Wuxuu tusaale u soo qaatay doorashooyinkii ka dhacay qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada dalka gaar ahaan Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle oo sida uu hadalka u dhigay madaxweynayaashu wareegii koowaadba ku guuleysteen.…

Wasiirka arimaha dibada Baxreyn oo lagu soo dhaweeyay

Wefdi ka socda dowladda Baxreyn oo uu hoggaaminayo wasiirkeeda arrimaha dibedda ayaa ka degay Tel Aviv booqashadoodii ugu horreysay ee rasmi ah oo ay ku tagto boqortooyada Khaliijka, taasoo caadi ka dhigtay xiriirka ay la leedahay Israel bishii Sebtember. Abdullatif Al Zayani waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Tel Aviv Ben Benion Airport dhigiisa Israel Gabi Ashkenazi, waxaa si toos ah u tabiyay telefishanka Israel Arbacadii. Booqashada ayaa timid iyadoo labada dal…

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaallib

Alle haw naxariistee raysal wasaarihii hore ee soomaaliya Cumar Carte Qaalib ayaa goor dhaw ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee caasimada Gobaladda Waqooyi sida ay xajiyeen xubno ka tirsan Eheladiisa. AUN Cumar Carte Qaalib ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ku xanuusanayey magaalada Hargeysa oo uu mudooyinkii ugu dambeeyey ku noolaa ka dib markii uu ka soo laabtay soomaaliya. Marxuum Cumar Carte Qaalib ayaa raysal wasaare ka soo nqoday Soomaaliya ka dib dhicitaankii dawlada…

Trump oo shaqada ka eryay sarkaal ka tirsan guddiga

Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqada ka eryay sarkaal sare oo ka tirsan guddiga doorashada kaas oo ka hor yimid sheegashada Trump ee aheyd in doorashada lagu shubtay. Trump wuxuu sheegay in shaqada uu ka joojiyay madaxii guddiga doorashada u qaabilsanaa amniga internetka Chris Krebs isla markaana uu jeediyay ‘hadallo khalad ah’ oo ku saabsan hufnaanta codeynta. Hogaamiye Trump wuxuu diiday in uu aqbalo natiijada doorashada, wuxuuna jeediyay hadallo aan xaqiiq aheyn…

Ciidanka AMISOM oo furay rasaas Dhimasho & Dhaawac u

Saiwr hore 8-dii, dhowr iyo toban Daqiiqo saakay waxa uu qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Fagax & Masjidka Turkiga Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa geeriyootay, halka tiro kale ay dhaawacmeen, kadib markii ciidamada AMISOM Qarax kadib ay rideen rasaas xooggan oo qaarkood dadka deegaanka guryahooda ugu tagtay. Goobjoogayaal la hadlay Axadle ayaa sheegay in Ciidamada Burundi ay rideen Qoryaha loo…

Guddiga KMG ah ee diyaarinta Warbixinta Covid-19 oo u yeeray

Guddiga KMG ah ee Golaha Shacabka BFS u wakiishay warbixin kasoo diyaarinta Xaaladda Covid-19 ee Soomaaliya, tallaabooyinka la qaaday & dabagalka deeqihii gacanta Xukuumadda ku dhacay ayaa ka fadhiistay qorshe howleedka laga sugayo. Xubnaha Guddiga oo ka kooban 9-ruux ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa, waxaana ay go’aamiyeen in loo yeero Hay’adaha Caafimaadka Dowladda Federaalka ee qabtay shaqada la xiriirta Coronavirus. Guddiga ayaa doonaya in ay…

Maxaa ka jira in Militariga Mareykanka uu iibsaday Muslim

Militariga Mareykanka ayaa la ogaaday in uu iibsaday App la degsaday ku dhawaad 100 Milyan oo jeer, waxaana isticmaalkiisa u badan dadka muslimiinta ah ee kala jooga guud ahaan caalamka. Xog baaris la sameeyay waxaa lagu ogaaday in Isniintii todobaadkaan la kashifay sirka ka dambeysa in Mareykanka uu iibsaday App-kaan, sababta ka dambeysay iyo waxa uu qabto ee sababta u ah in Xukuumadda Washington faraha la gasho. Wargeyska Motherboard ayaa sheegay in uu wareystay dad kala…

Abiy Ahmed oo ku dhawaaqay qorshe ka dhan ah Hogaamiyayaasha Tigray.

Raysul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa ku dhawaaqay qorshe ka dhan ah ismaamulka Tigray, kadib markii uu dhamaaday waqtigii uu u qabtay in ay isu soo dhiibaan hogaamiyayaasha ismaamulkaas. Abiy ayaa sheegay in saddex cishe uu fursad ahaan u siiyay hogaamiyayaasha Tigray, balse sooma bandhigin mas’uuliyiin ka faaiideysatay, marka la dhadhansado hadalkiisa xaalku waxa uu u muuqdaa in aysan dhaqangelin riyadiisa siyaasadeed. Waxa uu ku hanjabay in uu ku dhaqaaqayo…

Kulamo looga hadlaya xal ka gaarista cabashada ka taagan

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlaya sidii loo xalin lahaa cabashada ka timid magacaabista xubnaha Guddiga doorashada 20/21 oo Xisbiyada Mucaaradka ay sheegeen in ay u badan yihiin saraakiil katirsan Nabadsugidda & Madaxtooyada. Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo kamid ah madax goboleedyada magacawday Guddiga Doorashada 20/21 ee cabashada ka timid oo Muqdisho soo gaaray 15-ka November 2020 waxa uu qaabilay xubno u badan Xisbiyada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More