Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Sawiro: Madaxweynaha Puntland Deni oo si weyn loogu soo dhow…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Caasimadda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Siciid Deni iyo wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyey Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaano, saraakiil iyo masuuliyiin kale oo dowlada ka tirsan. Madaxweynaha ayaa Muqdisho kaga qeyb galaya Shirka wadatashi ee looga hadlayo…

Wararkii ugu dambeeyey qarax lala beegsaday kolonyo uu la so…

Qandala (Axadle) – Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday gaadiid kolonyo oo ay lasocdeen Wasiirka Amniga Puntland Cabdi samed Maxamed Gallan, Taliyaha Ciidamada  Puntland Gen. Yaasiin Cumar Dheere iyo Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan. Qaraxa oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ayaa Mas’uuliyiintaan lagula beegsaday degmada Qandala…

Sheekh Shariif oo soo jeediyey talo ku aadan wada-hadalada S…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii 7-aad ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka hadlay muhiimadda ay leedahay qancinta Gobollada Waqooyi (Gobaladda Waqooyi) kadib qoral hambalyo ah oo uu hawada usoo mariyey Shacabka Soomaaliyeed. Sheekh Shariif ayaa ku taliyey in waqti la geliyo sidii loo heli lahaa xal fure u noqon kara Dolwad ku dhisan Cadaalad, Midnimo & Walaalnimo taas oo dalka ka…

Farmaajo oo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta Ubax dhigay taallada dhagax-tuur, si loogu maamuso halgameyaashii naftooda u soo huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi. Madaxweynaha ayaa shaaca ka qaaday in halgan adag loo soo maray madax-banaanida dalkeena, isla-markaana taalada Dhadax-tuur ay tahay astaan qaran oo u taagan xusuusaha lama illaawaanka ah ee ay leeyihiin guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Sidoo kale madaxweynaha ayaa farriin u diray…

400,000 starve after drought

Back-to-back droughts in southern Madagascar are driving 400,000 people to starvation and have already caused a number of deaths, the UN World Food Program said. Lola Castro, WFP's regional director for southern Africa, told a news conference on Friday that she witnessed "a very dramatic and desperate situation" during her recent visit to the Indian Ocean island nation of 26 million people. Hundreds of adults and children were "wasted" and hundreds of children were skin and bones and received…

Madaxweyne goboleedkii labaad oo yimid & wararkii u dambeeye…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Muqdisho ee Axadle Soomaaliya, waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka Aadan Cadde. Axmed Madoobe iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Caasimadda Muqdisho uga hortegay mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda. Madaxweynaha Jubbaland ayaa noqonaya madaxweynihii labaad ee soo gaaray…

Derek Chauvin oo xukun culus loogu ridday dilkii George Floy…

Muqdisho (Axadle) – Ninkii caddaanka ahaa ee horay uga tirsanaa booliska Mareykanka Derek Chauvin ayaa lagu xukumay 22 sannadood ee badh oo xabsi ah dambiyo la xiriira dilkii George Floyd ee bishii May ee sannnadkii hore ee 2020-kii. Floyd ayaa geeriyooday ka dib markiii sarkaalka uu jilibka kaga hayay luqunta muddo ka badan 9 daqiiqadood. Mar sii horreeysay Derek Chauvin ayaa qoyska Floyd uga tacsiyeeyay geerida wiilkooda. Xeer Ilaaliyaha…

Muuse Biixi oo shaaciyey in DF ay ‘cunaqabateyn’ dhaqaale sa…

Hargeysa (Axadle) – Madaxweynaha Gobaladda Waqooyi, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska 26 June oo ah markii ay gobollada waqooyi qaateen xornimada ayaa weerar afka ku qaaday madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya. Muuse Biixi ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federaalka ah ay Gobaladda Waqooyi ku qaaday dagaal dhinac kasta leh, isla-markaana ay saartay ‘cunaqabateen’ dhinaca dhaqaalaha ah, isaga oo hoosta ka xariiqay…

Sawirro: Sidee 26-ka June xalay looga xusay Muqdisho? – Caas…

Muqdisho (Axadle) – Munaasabadda Xuska 26-ka Juun ee Sannad Guurada 61-aad ee ka soo wareegtay Maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi, ayaa xalay lagu qabtay xarunta Villa Somalia, ayada oo ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiin uu ka mid yahay madaxweyne Farmaajo. Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qayb galay, Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Ibraahim Muudeey, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda FS…

Nin Soomaali ah oo dhowr qof ku dilay weerar uu ka gaystay J…

Wuerzburg (Axadle) – Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay, 10 kalena si darran ayaa loogu dhaawacy weerar loo adeegsaday mindi, oo uu 24 jir ah Soomaali ah ka gaystay magaalada Würzburg ee dalka Jarmalka. Saraakiisha ayaa sheegay in ninkan maalmihii dhowaa uu marayey daweyn xagga xanuunada maskaxda ah oo lagu qasbay, kadib markii laga yaabay hab dhaqankiisa.  Booliska ayaa markii dambe joojiyey weerarkan kadib markii ninka Soomaaliga ah ay lugta…