Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Mid ka mid ah qodobadii ay ku heshiiyeen Rooble iyo madax go…

Muqdisho (Axadle) – Qodobkii ugu horreeyey ee kamid ahaa qodobadii ay 27-kii bishii May ku heshiiyeen dowladda federaalka Soomaaliya, duqa Muqdisho iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa ku fuli waayey waqtii loogu talagalay. Qodobka ku fuli waayey waqtigii loogu talagalay ayaa ah qodobka ku saabsan xalinta dooda kasoo laabatay guddiyada doorashada, waxaana heshiiskii ay kala saxiixdeen dhinacyadu ku xusnaa in 3-maalmood lagu soo gudbiyo xubnaha…

the government “notes” the return date

Laurent Gbagbo will return on June 17. The government "notes" this announcement made on Monday by its supporters, after regretting on Tuesday 1 June that it had not been heard. Discussions between the former president's and government envoys continue to prepare for this return and, in particular, to know what form it will take.…

Aqriso Magacyada: Saciid Deni oo Rooble u gudbiyey xubnaha g…

Muqdisho (Axadle) – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka heer federaal ku meteli doona maamulka Puntland, kuwaas oo gaaraya sided xubnood. Warqadda uu madaxweyne Deni ku soo magacaabay xubnahan ayaa lagu socodsiiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble, iyadoo lagu cadeeyey in ogaansho ay ka heysato xafiiska madaxweyne Farmaajo. “Mudane…

Daawo: DF oo war kasoo saartay rasaastii lagu furay madaxwey…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ka hadlay rasaas galabta lagu furay baabuur uu la socday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka ayaa sheegay in arrintaas ay aheyd shil oo aysan ku talo-gal aheyn, isla markaana loo xil saaray guddi soo baara sida ay wax u dhaceen, kaas oo uu horkacayo Taliyaha ciidanka Asluubta Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan. “Maanta waxaa dhacay shil dhex-martay ciidan Asluubta ka tirsan iyo ilaalada Madaxweynihii hore ee dalka Xasan…

Xildhibaan la socday Xasan Sheekh oo ka hadlay ‘isku dayga d…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirkii hore ee amniga gudaha, Cabdirisaaq Maxamed oo sidoo kale ah mudane ka tirsan baarlamaanka, oo kamid ahaa mas’uuliyiintii la socotay kolonyadii la xabadeeyay ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay arrintaas. Cabdirisaaq ayaa isku-day dil ku tilmaamay rasaastii ay ku fureen ciidamada dowladda Kolonyo Gawaari ah oo la socotay Xasan Sheekh, xili ay marayeen ayaa ka hadlay dhacdadii…

DEG DEG: Ciidamada DF oo rasaas ku furay kolonyo la socotay …

Muqdisho (Axadle) – Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd lagu rasaaseeyay Caasimadda Muqdisho. Sida ay ogaatay Axadle, madaxweynihii hore ee dalka ayaa lagu rasaaseeyay bar ay ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka xarunta Maxkamadda gobolka Benaadir ee degmada Xamar Weyne. Kolonyada la socday Xasan Sheekh ayaa waxa mar qura la huwiyey rasaas xoogan, ayada oo lasoo warinayo in…

Xog: Rooble oo berri u baxaya safar gudaha dalka ah – Caasim…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu safar ugu ambabaxayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle, Sida ay Axadle u sheegen xubno ka tirsan xafiiska ra’iisal wasaaraha. Rooble iyo wafdi uu horkacayo ayaa sida uu qorshuhu yahay Khamiista ka degi doona Jowhar, xili uu maanta kasii horeeyay madaxweynaha maamulka HirShabeelle oo toddobaadyadii u…

Xog: R/W Rooble oo berri u baxaya safar gudaha dalka ah – Ca…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu safar ugu ambabaxayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle, Sida ay Axadle u sheegen xubno ka tirsan xafiiska ra’iisal wasaaraha. Rooble iyo wafdi uu horkacayo ayaa sida uu qorshuhu yahay Khamiista ka degi doona Jowhar, xili uu maanta kasii horeeyay madaxweynaha maamulka HirShabeelle oo toddobaadyadii u…

Aqriso Magacyada: Cabdi Xaashi oo Rooble u gudbiyey xubnaha …

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha Aqalka Sarre, Cabdi Xaashi ayaa ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta u gudbiyey xubnihii laga sugayay ee guddiyada doorashooyinka. Sida uu shaaciyey xafiiska ra’iisal wasaaraha, Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa magacaabay lix xubnood, kuwaasi oo uu si rasmi ah ugu gudbiyey ra’iisal wasaaraha, si qeyb uga noqdaan guddiga doorashooyinka. Xubnaha guddiyada doorashooyinka kuraasta Gobaladda Waqooyi ee uu soo…

Natiijadii ugu horeysay ee doorashada Gobaladda Waqooyi oo la shaac…

Hargeysa (Axadle) – Waxaa goordhoweyd lagu dhawaaqay natiijadii ugu horeysay ee doorashada goleyaasha deegaanka Gobaladda Waqooyi, taas oo labo maalin ka hor ka bilaabatay dhamaan deegaanada Gobaladda Waqooyi. Komishanka doorashooyinka Gobaladda Waqooyi ayaa si horudhac ah u shaaciyey natiijada ilaa shan kamid ah degmooyinka Gobaladda Waqooyi, taasi oo lagu muujiyey sida ay u kala…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More