Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

controversy after the Senate’s refusal to raise

Conflicting decisions between, on the one hand, the National Assembly authorizing national deputies to be heard by the courts and, on the other hand, the Senate rejecting the waiver of the immunity of certain members of this House. Voices have been raised to mourn the scandal over senators' attitudes that, according to some structures, have hampered justice.…

new restrictions on the increase in the case of

Travel by private or public transport is now prohibited anywhere in the country, with the exception of tourist vehicles and important workers. The curfew starts at 19.00, instead of 21.00 earlier, places for worship and sporting events are closed for 42 days. As a return to the restrictions introduced for the first containment in March 2020.…

Dhaawaca Korneel Saneey Cabdulle oo loo diiday DF

Muqdisho (Axadle) – Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan oo ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya, odayaal dhaqan iyo siyaasiin, waxaa dowladda Soomaaliya loo diiday in ay qaaddo dhaawaca Korneel Saneey Cabdulle oo shalay ku dhaawacmay qarax ka dhacay gobolka Shabeellada Dhexe. Xogta aan helnay ayaa tilmaameysa in xubno kamid ah ehellada Korneelka ay shalay taliyaha xoogga dalka ka diideen in diyaarad gaar ah oo Helicopter ah, isla markaana ay dirtay dowladda Soomaaliya lagu soo qaado kadibna la dhigo…

Xog: Dhaawaca Korneel Saneey Cabdulle oo loo diiday DF – Caa…

Muqdisho (Axadle) – Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan oo ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya, odayaal dhaqan iyo siyaasiin, waxaa dowladda Soomaaliya loo diiday in ay qaaddo dhaawaca Korneel Saneey Cabdulle oo shalay ku dhaawacmay qarax ka dhacay gobolka Shabeellada Dhexe.  Xogta aan helnay ayaa tilmaameysa in xubno kamid ah ehellada Korneelka ay shalay taliyaha xoogga dalka ka diideen in diyaarad gaar ah oo Helicopter ah, isla…

Mucaaradka oo sheegay sida ay u arkaan liiska guddiyada ee u…

Muqdisho (Axadle) –Kadib markii Ra’iisul wasaare Rooble uu caawa soo saaray liiska dhammaan guddiyada doorashooyinka dalka ayaa waxaa soo baxaysa fal-celinta siyaasiyiinta ee ku aadan tallaabadaas, waxayna inta ka soo hadashay muujinayaan inay ku qanceen kala shaandheynta xubnihii cabashada kala soo gudbiyey ee guddiyada. Xildhibaan Mahad Salaad, Wasiir Axmed Macalin Fiqi, Musharax Madaxweyne Maxamed Siiriin iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka…

Daawo: GABAR 14 jir ah oo kufsi wadareed iyo jir dil loogu g…

Muqdisho (Axadle) – Gabar yar oo 14-sano jir ah ayaa kufsi wadareed iyo jir dil loogu geystay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Caasimadda Muqdisho, sida ay ehelkeedu warbaahinta u sheegeen, waxuuna falkaasi gabi katuuray noloshii gabarnimo ee dhibanahaan. Falkaan waxa uu dhacay 17-kii bishaan, waxayna ragii kufsaday gabadhaan duleedka deegaanka Ceelasha Biyaha ku heysteen mudo laba cisho ah, ehelkeedu waxay warbaahinta u sheegeen in ku…

R/W Rooble oo shaaciyey liisaska dhammaan lixda guddi ee doo…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka. Rooble ayaa magacaabay: 1- Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal, 2- Liiska guddiga Xalinta Khilaafaadka, 3- Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed,  4- Liiska Guddiga Doorashooyinka Xubnaha Gobaladda Waqooyi, 5-…

Xog: Kala shaki xoog leh oo ka dhashay qaraxii shalay lala b…

Muqdisho (Axadle) – Xog aan helnay ayaa sheegeysa in kala shaki xoog leh uu soo kala dhax-galay ciidamada Milateriga Soomaaliya ee ku wada sugan degaano ka tirsan degmooyinka Jowhar, Raage-Ceelle iyo Mahadaay.  Ilo wareedyo ka kala tirsan ciidamada qeybta 27-aad ee xoogga dalka iyo Guutada Gor Gor ee ku sugan Shabeellaha Dhexe ayaa xaqiijiyay in labada ciidan ay kala qabaan shaki ballaaran, kaasoo keenay in ay istaagto wadashaqeyntii ka dhaxeysay…

Waa kuma Ebrahim Raisi – Muxaafadka mayalka adag ee loo door…

Tehran (Axadle) – Shir jaraa’id oo uu Maanta oo Sabti ah qabtay madaxa gudiga sare ee doorashooyinka dalka Iiraan Jamal Caarif ayuu ku sheegay in musharaxa madaxweynimo ee dalkaas Ebrahim Raisi uu ku guuleystay doorashadii dalkaas ka dhacday. Raisi ayaa helay 17 milyan iyo 800 kun oo cod kadib markii ay soo baxday natiijooyinka hordhaca ah ee doorashadii ka dhacday dalkaas, iyadoo ay codadkooda dhiibteen dad gaarayo ilaa 28 Malyan oo qof. Sidoo…

Xog: JANAN oo saddex bil kadib ka dhoofay Muqdisho iyo qorsh…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirkii hore ee Amniga Jubaland Cabdirashiid Janan ayaa markii ugu horreysay ka dhoofay Muqdisho saddex bilood kadib markii uu dowladda federaalka la galay heshiis uu isku dhiibay.  Sida ay ogaatay Axadle, Janan ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo la xiriirka ujeedka safarkiisa oo uu ku wehliyo Wasiiru Dowlaha Gaadiidka dowladda federaalka Cabdiraxmaan Dheere.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More