Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Raysal wasaare Xamse: Kacaan siyaasadeed oo cusub ma noqonayno laakiin aynu noqono Kacaan dalkan…
Khamiis, Juun 1, 2023 (AX) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda, ayaa sheegay in xukuumadda looga fadhiyo dhaqan galinta heshiiskii Hannaanka doorashooyinka.Raysal…
Ciidamada Uganda oo sheegay inay dib ula wareegeen gacan ku heynta degaanka Buulo Mareer
Khamiis, Juun 1, 2023 (AX) - Ciidamada Difaaca Uganda (UPDF) oo isugu jira kuwa lugta ah oo hubeysan , ayaa sheegay inay dib ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Buulo Mareer iyo tuulooyinka hoos yimaada oo ay kooxda Al-Shabaab qabsadeen…
Al-shabaab iyo ATMIS oo madaafiic isku weedaarsaday degmada Qoryooleey
Khamiis, Juun 1, 2023 (AX) - Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic ah oo Xalay kooxda al-shabaab ay ku qaaday xero ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha…
Sudan’s army abruptly ditches ceasefire discussions, launches sudden assault on paramilitary…
Oh, the tumultuous and chaotic state of affairs in Sudan! Despite recent assurances from the leaders of opposing factions to uphold ceasefire agreements, the country has once again erupted in violence as the army has, shockingly, broken off…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo khadka taleefanka ku wada hadlay
Khamiis, Juun 1, 2023 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan.Hogaamiye Xasan Sheekh ayaa ugu…
Soomaaliya oo la wareegtay guddoomiyaha Kormeerka joogtada ee Midowga Afrika ee Qaramada Midoobay
Soomaaliya oo la wareegtay guddoomiyaha Kormeerka joogtada ee Midowga Afrika ee Qaramada Midoobay
Khamiis, Juun 1, 2023 (AX) - Soomaaliya ayaa la wareegtay guddoomiyaha meertada ah ee Xafiiska Kor-joogtada Ergada Midowga Afrika ee…
SSC-Khaatumo oo sheegtay in 2 qof oo shacab ahi ku nafwaayeen miino ay ciidamada Gobaladda Waqooyi…
Arbaco, May, 31, 2023 (AX) - Dhaq dhaqaaqa SSC-Khaatumo ayaa sheegay in 2 qof oo shacab ahi ay ku nafwaayeen miino ay ciidamada Gobaladda Waqooyi dhulka ku aaseen, deegaanka Sii-xawle ee gobolka Sool.Afhayeenka Guddida 33-ka SSC Cabdirisaaq…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ee Saldhiga Buula mareer
Arbaco, May 31, 2023 (AX) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii dhawaan kooxda Al-shabaab ku qaadeen Saldhiga degmada Buula mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose ay ku leeyihiin ciidanka…
Gobaladda Waqooyi oo sheegtay in ay fashilisay weerar argagixiso oo koox argagixiso ahi rabtay in ay…
Arbaco, May, 31, 2023 (AX) - Gobaladda Waqooyi ayaa sheegtay in ay dhinteen 2 kamid ah 6 nin oo doonayay in ay deegaano ka tirsan gobolka Sool ka fuliyaan weeraro argagixiso, kadib markii ay ku qarxeen qarxiyayaal ay rabeen in ay weerarka…
Raysal wasaare Xamse: Qof ama koox waxa ay doonayaan dalkaan uma dabranaanayo
Arbaco, May 31, 2023 (AX) - Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay, dalku inuusan u dabranaanayn shakhsi iyo ama koox uu ku tilmaamay inay doonayaan in kaligood la dhegaysto oo la fuliyo danahooda.Raysal…