Football Manager 2021 Oo Shaacisay 50-ka Ciyaartoy Ee Ugu
Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi ayaa kaalinta koowaad ka galay 50-ka ciyaartoy ee dunida ugu wanaagsan waqtigan, marka laga eego dhinaca awoodda, tamarta iyo taatikada ciyaareed, sida ay shaacisay Football Manager 2021 oo daabacday qiimaynteedii ugu dambaysay.
- Advertisement -
Shirkadda ciyaar gacmeedka ee Football Manager oo qiimayn ku samaysay 800,000 ciyaartoy oo ka kala tirsan 45,000 naadi oo dunida oo dhan ka kala dhisan ayaa waxay kala soo baxday 50-ka xiddig ee ugu wanaagsan, sida uu daabacay wargeyska Daily Mirror ee kasoo baxa waddanka UK.
Xog kaydiye ay Football Manager ku kala saartay ciyaartoydan ayaa waxa halbeeg awoodeed u ahaa ciyaartoyda qiimayn 200 ah, taas oo Lionel Messi uu ku dhowaaday inuu buuxiyo, isagoo ka helay 195.
Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa kaalinta labaad soo galay oo hal buundo oo hal dhibic oo kaliya ka dambeeyey Lionel Messi, waxaanu helay 194.
Kubbad-sameeyaha Manchester City ee Kevin de Bruyne ayaa kaalinta saddexaad soo cidhiidhsaday, halka Robert Lewandowski oo Bayern Munich ah uu afraad ku jiro.
Harry Kane, Kylian Mbappe iyo Neymar ayaa ku kala jira kaalmaha shanaad, lixaad iyo toddobaad sida ay u kala sarreeyaan.
Halkan kaga bogo 50ka ciyaartoy ee ugu wanaagsan qiimaynta Football Manager 2021:
Lionel Messi (FC Barcelona) – Awooddiisa waqtigan => 195/200Cristiano Ronaldo (Zebre/Juventus) – Awooddiisa waqtigan =>194/200Kevin De Bruyne (Man City) – Awooddiisa waqtigan => 188/200Robert Lewandowski (Bayern Munich) – Awooddiisa waqtigan =>184/200Harry Kane (Tottenham Hotspur) – Awooddiisa waqtigan => 182/200Kylian Mbappe (Paris Saint-Germain) – Awooddiisa waqtigan => 181/200Neymar (Paris Saint-Germain) – Awooddiisa waqtigan => 181/200Sadio Mane (Liverpool) – Awooddiisa waqtigan =>180/200Virgil van Dijk (Liverpool) – Awooddiisa waqtigan =>180/200Mohamed Salah (Liverpool) – Awooddiisa waqtigan => 179/200Karim Benzema (Real Madrid) – Awooddiisa waqtigan => 178/200Manuel Neuer (Bayern Munich) – Awooddiisa waqtigan => 178/200Sergio Aguero (Man City) – Awooddiisa waqtigan => 178/200Alisson Becker (Liverpool) – Awooddiisa waqtigan => 175/200Jan Oblak (Atletico Madrid) – Awooddiisa waqtigan =>175/200Eden Hazard (Real Madrid) – Awooddiisa waqtigan =>175/200Antoine Griezmann (FC Barcelona) – Awooddiisa waqtigan =>175/200Marc-Andre ter Stegen (FC Barcelona) – Awooddiisa waqtigan =>174/200Sergio Ramos (Real Madrid) – Awooddiisa waqtigan =>174/200Thibaut Courtois (Real Madrid) – Awooddiisa waqtigan => 172/200Raheem Sterling (Man City) – Awooddiisa waqtigan => 172/200Joshua Kimmich (Bayern Munich) – Awooddiisa waqtigan => 171/200Bernardo Silva (Man City) – Awooddiisa waqtigan => 171/200David Alaba (Bayern Munich) – Awooddiisa waqtigan => 171/200Aymeric Laporte (Man City) -Awooddiisa waqtigan => 170/200Toni Kroos (Bayern Munich) – Awooddiisa waqtigan => 170/200Luis Suarez (Atletico Madrid) – Awooddiisa waqtigan => 170/200Paulo Dybala (Zebre/Juventus) – Awooddiisa waqtigan => 170/200Roberto Firmino (Liverpool) – Awooddiisa waqtigan => 169/200Leroy Sane (Bayern Munich) – Awooddiisa waqtigan => 169/200Gerard Pique (FC Barcelona) – Awooddiisa waqtigan => 169/200Ederson (Man City) – Awooddiisa waqtigan => 168/200David Silva (Real Sociedad) – Awooddiisa waqtigan => 168/200Luka Modric (Real Madrid) – Awooddiisa waqtigan => 167/200Heung-Min Son (Tottenham Hotspur) – Awooddiisa waqtigan => 167/200Paul Pogba (Manchester United) – Awooddiisa waqtigan => 167/200Romelu Lukaku (Inter) – Awooddiisa waqtigan => 167/200Casemiro (Real Madrid) – Awooddiisa waqtigan => 166/200Serge Gnabry (Bayern Munich) – Awooddiisa waqtigan => 165/200N’Golo Kante (Chelsea) – Awooddiisa waqtigan => 165/200Raphael Varane (Real Madrid) – Awooddiisa waqtigan => 165/200Wojciech Szczesny (Zebre/Juventus) – Awooddiisa waqtigan => 165/200Philippe Coutinho (FC Barcelona) – Awooddiisa waqtigan => 165/200Fernandino (Man City) – Awooddiisa waqtigan => 164/200Miralem Pjanic (FC Barcelona) – Awooddiisa waqtigan => 164/200Angel Di Maria (Paris Saint-Germain) – Awooddiisa waqtigan => 164/200Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal) – Awooddiisa waqtigan => 164/200Erling Haaland (Borussia Dortmund) – Awooddiisa waqtigan => 164/200Sergej Milinkovic-Savic (Lazio) – Awooddiisa waqtigan => 164/200Kalidou Koulibaly (Napoli) – Awooddiisa waqtigan => 164/200