Chelsea Oo Gadhka Loo Geliyey Madax-xanuunkii U Weynaa – Arsenal,

Chelsea waxay waajihi doontaa Arsenal iyo Liverpool saddexda kulan ee ugu horreeya horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2021/22, waana kooxda kulamada ugu adag bilowgaba ay iskugu xigayaan.

- Advertisement -

Thomas Tuchel ayaa xilli ciyaareedka ku bilaabanaya Crystal Palace, laakiin waxa uu safar ugu tegayaa Arsenal iyo Liverpool, halka Aston Villa ay ugu imanayso Stamford Bridge, ka hor inta aanay safar gaaban ku tegin isla magaalada London oo bisha September ay kula ciyaari doonto Tottenham.

Akhriso jadwalka xilli ciyaareedka 2021/22 ee Chelsea:

August

14: Crystal Palace (minan) – 3pm

21: Arsenal (marti) – 3pm

28: Liverpool (marti) – 3pm

September

11: Aston Villa (minan) – 3pm

18: Tottenham (marti) – 3pm

25: Manchester City (minan) – 3pm

October

2: Southampton (minan) – 3pm

16: Brentford (marti) – 3pm

23: Norwich (minan) – 3pm

30: Newcastle (marti) – 3pm

November

6: Burnley (minan) – 3pm

20: Leicester (marti) – 3pm

27: Manchester United (minan) – 3pm

30: Watford (marti) – 7.45pm

December

4: West Ham (marti) – 3pm

11: Leeds (minan) – 3pm

15: Everton (minan) – 8pm

18: Wolves (marti) – 3pm

26: Aston Villa (marti) – 3pm

28: Brighton (minan) – 3pm

January

1: Liverpool (minan) – 3pm

15: Manchester City (marti) – 3pm

22: Tottenham (minan) – 3pm

February

8: Brighton (marti) – 7.45pm

12: Arsenal (minan) – 3pm

19: Crystal Palace (marti) – 3pm

26: Leicester (minan) – 3pm

March

5: Burnley (marti) – 3pm

12: Newcastle (minan) – 3pm

19: Norwich (marti) – 3pm

April

2: Brentford (minan) – 3pm

9: Southampton (marti) – 3pm

16: Leeds (marti) – 3pm

23: West Ham (minan) – 3pm

30: Everton (marti) – 3pm

May

7: Wolves (minan) – 3pm

15: Manchester United (marti) – 3pm

22: Watford (minan) – 4pm

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More