Xaqiiqooyinka Jadwalka Premier League Oo Maanta la soo saaray.

Waxa la soo saaray jadwalka kulamada horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

- Advertisement -

Kooxaha kala duwan ayaa ogaaday kulamadooda iyaga oo loo soo saaray jadwalka oo dhamaystiran.

Halkan kaga bogo xaqiiqooyinka bilowga premier League.

Kooxda chelsea ayaa ku bilaaban doonta horyaalka premier League kulan ay la ciyaarayso kooxda difaacanaysa horyaalka markii ugu horaysay tan ilaa 1971/1972 markaas oo ay guuldaro 3/0 ah kala kulmeen Arsenal.

Lverpool iyo Southampton ayaa wajihi doona kooxaha u soo dalacay premier League markii 7-aad taariikhda premier league waan in ka badan kooxaha kale.

Kooxaha ciyaaray 10 xilli ciyaareed premier League, Southampton ayaa ah kooxda ugu yar guulaha ay gaadhay bilowga premier League iyaga oo badiyay kaliya 2 ka mid a 24-kii kulan ee ay furitaanka horyaalka.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More