Shaxda Ugu Fiican Kulamadii 1-aad Ee Wareega Group-yada Euro 2024 Oo La Shaaciyay.

Waxa la soo afjaray kulamadii 1-aad ee wareega Group-yada tartanka Euro 2024.

- Advertisement -

Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah kulamadii la ciyaaray ilaa haatan.

Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican ee laga sameeyay xiddigaha qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay.

Xulka Spain ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig kadib guushoodii Croatia.

Xulka Romania ayaa dhinacooda shaxda ku leh 2 xiddig kadib guushoodii Ukriane.

Xulalka England, Slovaka, Italy, Switzerland, Germany Iyo Netherlands ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More