Goolasha Laga Dhaliyay Kulamadii Furitaanka Ahaa Ee Euro 2024

Waxa la soo afjaray kulamadii furitaanka ahaa ee tartanka Euro 2024 iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.

- Advertisement -

Waxa la ciyaaray kulamo xiiso leh iyada oo la dhaliyay goolal badan oo aad u qurux badan.

Kadib markii la soo afjaray kulamadii fuirtaanka ee tartanka Euro 2024 waxa la soo saaray goolasha laga dhaliyay tartanka.

Kulamadii furitaanka ahaa ee Group-yada ee la ciyaaray tartanka ayaa laga dhaliyay 33 Gool.

Xulka Germany ayaa ahaa xulka dhaliyay goolasha ugu badan iyaga oo dhaliyay 5 gool kulan kaliya.

Sidoo kale kulankii dhexmaray xulalka Germany Iyo Scotland ayaa noqday kulankii laga dhaliyay goolasha ugu badan.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More