Al-Shabaab oo sheegtay in ay qabsatay Deegaan u dhaxeeya
Sida ay daabacday Warbaahinta Al-Shabaab, xooggag katirsan Shabaab ayaa qabsaday Deegaanka Ceel Dheere oo u dhaxeeya Degmooyinka Dhuusamareeb & Guriceel…
Sida ay daabacday Warbaahinta Al-Shabaab, xooggag katirsan Shabaab ayaa qabsaday Deegaanka Ceel Dheere oo u dhaxeeya Degmooyinka Dhuusamareeb & Guriceel…
Magaalada Boosaaso & deegaanna dhaca duleedkeeda waxaa howlgal ka sameeyay ciidamada ammaanka Dowlad Goboleedka Puntland, kadib markii la amray howlgal…
Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed, Hir-Shabeelle & Galmudug ayaa soo dhameystiray Guddiyada xalinta Khilaafaadka & Doorashada 20/21 ee ka dhashay heshiis…
Hogaamiyaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo la hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga gaar ahaan Magaalada…
Raysul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Raysul wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo la hadlay…
Magaalada Garoowe waxaa maanta oo Sabti ah kulan ku yeeshay Golaha Wakiilada DG Puntland, waxa ay maalintii 3-aad qodob qodob…
Dalka Faransiiska ayaa kaalinta 1-aad kasoo galay kala sareynta waddamada cudurka Covid-19 kiisaska ugu badan laga diiwaangeliyay ee Qaaradda Yurub,…
Bilihii September & October 2020 waa markii dhinac loo riday doorashada dalka 20/21, kadib muddo dheer oo muran iyo jaho…
Ciidamada ammaanka & waaxda dabagalka dambiyada ayaa Magaalada Boosaaso xarunta Gobolka Bari ka bilaabay baarista kiis dacweed la xiriira labo…
Sida ay daabacday qaar kamid ah Warbaahinta kala duwan. Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa Soomaaliya ka daadgureysay kumanaan askari oo aan…
Maamulka Degmada Marka oo faah-faahiyay howlgal amni sugid ah oo ka dhacay deegaannada duleedka ah Magaaladaas ayaa sheegay in ay…