Gantaallo markale lagu garaacay Caasimadda ismaamulka
Warbaahinta ku hadashay ismaamulka Amxaarada ayaa baahisay in xalay dhowr Gantaal lagu garaacay Magaalada Bahir Dar oo Caasimad u ah…
Warbaahinta ku hadashay ismaamulka Amxaarada ayaa baahisay in xalay dhowr Gantaal lagu garaacay Magaalada Bahir Dar oo Caasimad u ah…
Guddiga Difaaca Golaha Amniga Qaranka ee Kuuriyada Koofureed ayaa maanta oo Jimco ah ogolaaday in waqti kordhin loo sameeyo askarta…
Magaalada Muqdisho waxa ay martigelineysaa dhoolatus Siyaasadeed oo ay murqadooda ku tijaabinayaan musharixiinta daneyneysa doorashada 20/21, kadib kulamo kala duwan…
Sawir hore DG Galmudug ayaa ku guuleysatay in ay kala qaado maleeshiyo beeleed dagaal ku dhexmaray Deegaanno hoostaga Xananbuure &…
Saiwr hore 8-dii, dhowr iyo toban Daqiiqo saakay waxa uu qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa…
Guddiga KMG ah ee Golaha Shacabka BFS u wakiishay warbixin kasoo diyaarinta Xaaladda Covid-19 ee Soomaaliya, tallaabooyinka la qaaday &…
Militariga Mareykanka ayaa la ogaaday in uu iibsaday App la degsaday ku dhawaad 100 Milyan oo jeer, waxaana isticmaalkiisa u…
Raysul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa ku dhawaaqay qorshe ka dhan ah ismaamulka Tigray, kadib markii uu dhamaaday…
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlaya sidii loo xalin lahaa cabashada ka timid magacaabista xubnaha Guddiga doorashada 20/21…
Ciidamada ammaanka Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sameeyay baaris ay ku qabteen shaqsiyaad ay ku tuhmayaan in ay ka…
Xubino hubeysan oo ka tirsan dagaalyahanada al-Shabab ayaa ka qayb galay isu soo bax ka dhacay duleedka Muqdisho, Soomaaliya. AP…