Saraakiil ciidan oo ku dhaawacmay qaraxa
Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay markii gaarigii ay la socdeen ay miino kula kacday…
Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay markii gaarigii ay la socdeen ay miino kula kacday…
Baarlamaanka Puntland ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay qaadaceen muddo kordhinta baarlamaanka federaalka dood dheer kadib. Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirashiid…
Hogaamiyaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo xubno ka socda beesha caalamka ayaa kulan gaar ah ku leh…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa si toos ah uga horyimid muddo kordhintii Xildhibaanada Golaha Shacabka…
Xasan Xundubey Jimcaale, wasiirka amniga ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo xalay goor dambe la hadlay warbaahinta dowladda ayaa…
Inta Aan ka Hadal Soomaaliya ka hor, waxaaynu dulmareynaa dhacdooyinka dalalka gobalka; Bal u fiirso xaalada Yemen oo ay ku…
Dr. C / raxmaan C / laahi Baadiyow, ayaa ku booriyay dhamaan dhinacyada ku lugta leh xiisadaha isa soo taraya…
Arbacadii, Hogaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa canbaareeyay raiisul wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi oo uu ku tilmaamay “kaligii taliye” oo…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay xaqiijisay go’aankeeda ah in waqtiga loo kordhiyo hay’adaha dowladda waxayna diiday baaqyada uga imanaya beesha…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa si wada jir ah walaac uga muujiyay go’aanka lagu kordhiyay waqtiga Farmaajo isla markaana lagu sifeeyay…
Kiisaska dhimashada, bogsashadda dadka iyo kuwa qaadey coronavirus ayaa kor u kacay adduunka toddobaadyadii la soo dhaafay ka dib markii…