Liiska Dhameystiran Ee Sida Loogu Kala Guuleystay Tartanka Qaramada
Xulka Talyaaniga ayaa ku guuleystay koobka Euro 2020 ka dib markii ay rigoorayaal ku garaaceen xulka Ingariiska ciyaartii finalka ee ka dhacday magaalada Wembley ee magaalada London, iyadoo Azzurri ay koobkaan kor u qaadeen markii ugu horeysay tan iyo sannadkii 1968kii.
Shabakada Laacib waxay dib u eegeysaa ku guuleystayaashii Koobka Qaramada Yurub tan iyo markii la bilaabay tartankaan sannadkii 1960kii.
Euro 2020
Martigeliyaasha: Yurub oo idil
Guuleysatayaasha: Italy
Xulkii koobka laga qaaday: England
Euro 2016
Martigeliyaha: France
Guuleystayaasha: Portugal
Xulkii koobka laga qaaday: France
Euro 2012
Martigeliyaasha: Poland iyoUkraine
Guuleystayaasha: Spain
Xulkii koobka laga qaaday: Italy
Euro 2008
Martigeliyaasha: Austria iyoSwitzerland
Guuleystayaasha: Spain
Xulkii koobka laga qaaday: Germany
Euro 2004
Martigeliyaasha: Portugal
Guuleystayaasha: Greece
Xulkii koobka laga qaaday: Portugal
Euro 2000
Martigeliyaasha: Belgium iyo Netherlands
Guuleystayaasha: France
Xulkii koobka laga qaaday: Italy
Euro 1996
Martigeliyaasha: England
Guuleystayaasha: Germany
Xulkii koobka laga qaaday: Czech Republic
Euro 1992
Martigeliyaasha: Sweden
Guuleystayaasha: Denmark
Xulkii koobka laga qaaday: Germany
Euro 1988
Martigeliyaha: West Germany
Guuleystaha: Netherlands
Xulkii koobka laga qaaday: Soviet Union
Euro 1984
Martigeliyaha: France
Guuleystaha: France
Xulkii koobka laga qaaday: Spain
Euro 1980
Martigeliyaha: Italy
Guuleystaha: West Germany
Xulkii koobka laga qaaday: Belgium
Euro 1976
Martigeliyaha: Yugoslavia
Guuleystaha: Czechoslovakia
Xulkii koobka laga qaaday: West Germany
Euro 1972
Martigeliyaha: Belgium
Guuleystaha: West Germany
Xulkii koobka laga qaaday: Soviet Union
Euro 1968
Martigeliyaha: Italy
Guuleystaha: Italy
Xulkii koobka laga qaaday: Yugoslavia
Euro 1964
Martigeliyaha: Spain
Guuleystaha: Spain
Xulkii koobka laga qaaday: Soviet Union
Euro 1960
Martigeliyaha: France
Guuleystaha: Soviet Union
Xulkii koobka laga qaaday: Yugoslavia