50-ka ciyaaryahan ee ugu saameynta badan adduunka
Laacibka kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa loo magacaabay laacibka sanadka ee FIFA.
- Advertisement -
Lewandowski ayaa kula tartamay Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan, Ballon d’Or.
Lewandowski ayaa fure u noqday Bayern markii uu ku guuleystay Champions League, Bundesliga iyo German Cup isagoo dhaliyay 55 gool kaliya 47 kulan.
FootballCritic ayaa hada soo xushay 50-ka xidig ee ugu fiican kubada cagta aduunka hada iyaga oo ku saleynaya shuruudahooda.
Dabcan, waa su’aal xiiso badan marka aan isweydiino waa kuwee xidigaha aduunka ugu fiican hada, laakiin shabakadan ayaa horey u diiday boosaska Lewandowski isla markaana aqoonsatay doorkaasi maalmo ka hor.
Lewandowski ayaa galay kaalinta shanaad, waxaana ka horeeya Lionel Messi, Mohamed Salah, Neymar Junior iyo Erling Haaland.
Arinta kale ee layaabka leh ayaa ah in weeraryahanka kooxda Juventus kana mid ah xiddigaha ugu fiican taariikhda kubada cagta, Cristiano Ronaldo, uu si lama filaan ah ugu dhammeystay kaalinta sagaalaad.
Qiimaynta Kubadda Cagta waa diyaar
50. Matthijs de Ligt (Juventus) – 9049. Thiago Alcantara (Liverpool) – 9048. Olivier Giroud (Chelsea) – 9047. Fabinho (Liverpool) – 9046. Diogo Jota (Liverpool) – 9045. Nick Pope (Burnley) – 9044. Josip Iličić (Atalanta) – 9043. Jonas Hofmann (Borussia Monchengladbach) – 9042. Henrikh Mkhitaryan (AS Roma) – 9041. Wout Weghorst (Wolfsburg) – 9140. Thiago Silva (Chelsea) – 9139. Sergi Roberto (Barcelona) – 9138. Jordi Alba (Barcelona) – 9137. Ciro Immobile (Lazio) – 9136. Raheem Sterling (Manchester City) – 9135. Angeliño (RB Leipzig) – 9134. Kurt Zouma (Chelsea) – 9133. Marquinhos (Paris Saint-Germain) – 9132 Jan Oblak (Atletico Madrid) – 9231. Joao Cancelo (Manchester City) – 9230. Rémy Cabella (Krasnodar) – 9229. Thomas Muller (Bayern Munich) – 9228. Andrej Kramarić (Hoffenheim) – 9327. Domenico Berardi (Sassuolo) – 9326 Heung-min Son (Tottenham Hotspur) – 9325. Mats Hummels (Borussia Dortmund) – 9324. Harry Kane (Tottenham Hotspur) – 9323. Kevin De Bruyne (Manchester City) – 9322. Dayot Upamecano (RB Leipzig) – 9321. Yassine Bounou (Sevilla) – 9320. Ruben Dias (Manchester City) – 9319. Jack Grealish (Aston Villa) – 9318. Marcus Rashford (Manchester United) – 9317. Lars Stindl (Borussia Monchengladbach) – 9416. Bruno Fernandes (Manchester United) – 9415. Sergio Ramos (Real Madrid) – 9514. Iago Aspas (Celta Vigo) – 9513. Zlatan Ibrahimovic (AC Milan) – 9512. Raphaël Guerreiro (Borussia Dortmund) – 9511. Alvaro Morata (Juventus) – 9510. Joshua Kimmich (Bayern Munich) – 969. Romelu Lukaku (Internazionale) – 978. Cristiano Ronaldo (Juventus) – 977. Karim Benzema (Real Madrid) – 976. Kylian Mbappe (Paris Saint-Germain) – 975 Robert Lewandowski (Bayern Munich) – 984. Erling Braut Haaland (Borussia Dortmund) – 983. Neymar (Paris Saint-Germain) – 992. Mohamed Salah (Liverpool) – 991. Lionel Messi (Barcelona) – 99