Somalia
Taariikhda aas-aaska Hirshabelle iyo geeddi-socodkii dhismaha maamulkeeda
Dhismaha Hirshabelle wuxuu ka mid ahaa tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee lagu dhammaystirayay nidaamka federaalka Soomaaliya. Sannadkii 2016, xilli Dowladda Federaalku ay wajahaysay dhammaadka muddo-xileedkeeda, waxaa soo baxday baahi loo qabo in la…