Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Digniin laga soo saaray duufaan ku soo wajahan dhulka
Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan ku soo wajahan deegaanada dhaca Xeebaha, kaasoo ka imaanaya dhanka Badweynta Hindiya sida lagu cadeeyay qoraal ka soo baxay wasaaradda Gargaarka.
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa lagu sheegay in sida saadaashu sheegeyso in dabeylo laga yaabo in ay ku dhufato jihada waqooyi bari ee dalka, sidaas darteed xawaare u dhaxeysa 95-110 kiilometer ay saacadii jareyso…
Debretsion Gebremichael ninka magaciisu ku xardhan yahay
Wuxu ahaa dagaal yahan hore oo jabhad ah oo ka jara ciidamada Itoobiya isgaarsiinta, Debretsion Gebremichael haatanna wuxuu horseed ka yahay gaaal lagaga soo horjeedo xukuumadda Ra’isal Wasaare Abiy Ahmed oo ay ku diririyaan gacan ku haynta gobolka woqooyi ee Tigray oo lagu tilmaamay “ubucda” qarankaas.
Debrestion waa hogaamiyaha xisbiga Tigray People’s Libration Front (TPLF) ee ka taliya gobolka Tigray ee ay sida lama filaanka ah isku seegeen Abiy.
Isaga oo markaas uun…
“Hogaamiye Dhuujiska ka daa Doorashada” Xasan Sheekh
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Guddiyada Doorashada 20/21 ee heer federaal & heer Dowlad dhaliisha ka timid in aysan raad ku lahayn dimaanka dastuurka dalka ee lagu heshiiyay.
Is qab-qabsiga siyaasadeed ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka & Xisbiyada Mucaaradka ayuu ku sifeeyay in uu ka dhashay iska indha-tirka Dastuurka Dalka oo ah kan lagu kala dambeeyo ee xalka loo arkay.
“Maanta waxa aan isku heysanaa Dowladda Federaalka ma ahan…
Baratanka Cabdi Xaashi & Xukuumadda Rooble! – Axadle
Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha sare & Maxamed Xuseen Rooble RW XFS
Raysul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 6-dii November 2020 magacaabay xubnaha Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi (Gobaladda Waqooyi) oo ka kooban 11-xubnood.
Rooble ayaa soo xigtay qodobo dastuur & heshiiska heer Federaal & Dowlad Goboleedyada ee dhacay kahor iyo kadib ansixinta nuuca doorashada dalka oo ah mid dadban balse la kordhiyay ka qaybgalayaa iyo…
Raysul Wasaare Rooble oo maanta tagaya Magaalada Baydhabo.
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa safarkiisii ugu horeeyay tan & markii xilka Wasiirka koowaad ee Dalka loo magacaabay maanta ku tagaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.
Ammaanka Magaalada Baydhabo oo xarun KMG ah u ah DG Koofur Galbeed ayaa la adkeeyay, waxaana waddooyinka la dhigay ciidamo kala duwan si ay qayb uga noqdaan xasilinta inta uu booqashada ku howlan yahay Wasiirka Koowaad ee Soomaaliya.
Waddooyinka waaweyn gaar ahaan inta u dhaxeysa…
DG Puntland oo sheegtay in Boosaaso ay ku qabatay hub. –
Howlgal qorsheysan oo uu hoggaaminayay Taliyaha qaybta Gobolka Bari ee G/Sare Xuseen Cali maxamuud ayaa lagu soo qabtay hub si sharci darro ah loogu heystay qaybo kamid ah Magaalada Boosaaso.
Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in hubkaan looga qayb qaadanayay falalka amni darro ee xarunta Ganacsiga DG Puntland ee Boosaaso, balse xog ay ka heleyn dadka deegaanka ay suuragelisay in ay soo qabtaan.
Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Bari ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno la…
young people angry at the tragedies of emigration
A march in honor of the victims of illegal emigration was organized on Saturday 21 November in Dakar by associations united in the collective "480", referring to the number of migrants who died at sea in one week at the end of October, according to the NGO emergency telephone. One hundred people marched in silence to urge authorities and citizens to respond.…
8 Caqabad Oo Kheyre Ka Hortaagan Madaxweynenimo! – Axadle
Saaxiib & Wadaay la’aantasiyaasadeed ee haysata ololaha ra’isalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ma aha mid cusub, sida ay sheegeen lataliyeyaashiisii siyaasadda iyo kalkaaliyeyaashii kalashaqeynayey xiriirka bulshada caqabadahani lama kowsan damaca iyo musharaxnimada Kheyre ee xilka madaxweynaha doorashooyinka 2021,
Maxaa ka jira in Masar isbahaysi la samaynayso Sudan &
Raiisel wasaaraha Masar Mostafa Madbouli (Bidix) iyo dhigiisa Sudan Abdalla Hamdok ayaa saxaafada lahadlay kadib kulankoodii caasimada Suudaan ee Khartuum, bishii Ogosto 15, 2020, AFP.
“DFS waxa ay bixisaa Mushaarka 16-kun oo Macalin” Hogaamiye
Hogaamiyaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay munaasabadda maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21-ka Nofeembar ayaa soo hadal qaaday doorka Dowladdu ay siisay Bareyaasha ka howlgala dugsiyada ay maamushu Dowladda Soomaaliya
Ugu horeyn waxa uu bogaadiyay Macalimiinta Soomaaliyeed, isaga oo dib u xusuusiyay marxaladii kala duwanaa ay lasoo kulmeen iyaga oo ka shaqeynaya Badbaadinta Mustaqbalka Ubadka Soomaaliyeed.
“Waxaa bogaadin mudan dadaalkii…