Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Maxaa kasoo kordhay Shirka Wada tashiga Musharixiinta
Maalintii Saddexaad oo xiriir ah waxaa Magaalada Muqdisho ka socda Shirka Wada-tashiga Musharixiinta Hogaamiyaha Soomaaliya 20/21 oo cabasha ka qaba guddiga doorashada & qorshaha DFS ay ku maamuleyso.
Sida Musharixiinta ay sheegeen waxaa loo qorsheeyay in uu socdo 21/23 ka November 2020 oo maanta ah, balse Ilo xog ogaal ah oo ka dhaw Shirka ayaa Axadle u sheegay in maalin kale lagu daray, lana soo gaba-gabeynayo Berri oo Talaado ah 24-ka November 2020.
Sababta maalinta…
Safiirka Qadar ee Soomaaliya oo Baydhabo u tagay dhagax
Magaalada Baydhabo Xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa maanta tagay wafdi uu hoggaaminaya Safiirka Qadar ee Soomaaliya, waxaana soo dhaweeyay mas’uuliyiin uu kamid yahay Hogaamiye Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen.
Safiirka waxaa la socda qaar kamid ah Howlwadeenada Safaaradda Qadar ee Soomaaliya, waxaana uu la kulmay Hogaamiyaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen.
Ujeedka Safarka wafdiga Qadar ee Magaalada Baydhabo ayaa ah sidii uu u dhagax…
Kororka Koroona & kala sareynta Dalalka Caalamka! –
Kiisaska Fayruska Koroona ayaa sii kordhay todobaadyadii lasoo dhaafay, waxaa la diiwaangeliyay Xaalado cusub, Dhimasho & kuwa ka caafimaaday sida ay tebisay Hay’adda Caafimaadka Qaramada Midoobay u qaabilsan ee WHO.
Guud ahaan kiisaska Caalamka laga diiwaangeliya Covid-19 waa 58,986,439 (Konton & siddeed milyan, sagaal boqol, siddeetan & lex kun, Afar boqol, Soddon & sagaal), waxaa u dhintay 1,393,683 (Hal milyan, Saddex boqol, Sagaashan & saddex kun, lex…
Waa maxay Sababta Abiy Ahmed waqti dheeraad uu u siiyay
Raysul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa 72-saac (Saddex Cishe) oo dheeraad ah markale u qabtay in ay isu dhiibaan Xooggaga Tigray oo dagaal iska caabbin ah la galay Ciidanka Federaalka.
Abiy ayaa sheegay in waqtigaas wixii ka dambeeya Dowladda Federaalka ay qaadeyso tallaabadii ugu dambeysay ee lagu soo afjarayo dagaalka oo daba-dheeraaday sida uu hadalka u dhigay.
Haddaba waa maxay sababta Abiy Ahmed uu markale waqti ugu qabtay hoggaanka TPLF?
Jawaabta ugu…
Kalluumeysato ku dhimatay Roob Dabayla wata oo ka da’ay
Inta la xaqiijiyay 5-ruux oo kalluumeysato ah ayaa ku dhimatay Roob Dabayla wata oo ka da’ay Deegaanno Xeebeedyada Puntland saacadihii lasoo dhaafay sida ay Warbaahinta u sheegeen mas’uuliyiin katirsan maamulkaas.
Digniin xooggan ayaa loo diray Kaluumeysata & Dadka kunool Magaalo Xeebeedyada Puntland si ay uga feejignaadaan Dabaylaha & Roobka isla socda ee la saadaaliyay, si aysan dhibaato uga gaarin.
Dadka dhintay & kuwa dhaawacmay waxaa la rogmaday Doomo ay…
RW Rooble oo Wasiirada DG Koofur Galbeed & Odoyaasha ka
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa kulamo la qaatay Wasiirada maamulkaas, mas’uuliyiin kala duwan & Odoyaasha dhaqanka Koofur Galbeed.
Rooble ayaa xubnaha uu la kulmay kala hadlay doorka ay ka qaadan karaan doorashada Soomaaliya 20/21, maadaama Odoyaasha ay soo dooranayaan Ergada dooraneysa Xildhibannada Golaha Shacabka BFS.
Maxamed Xuseen Rooble Raysul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Wasiirada Koofur Galbeed ka codsaday in ay la…
Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed’s ultimatum to Tigray’s leader
In an announcement made Sunday night in Addis Ababa, he left 72 hours for TPLF's separators to lay down their weapons.
"The road to your destruction is coming to an end and we ask you to give up for the next 72 hours." This is the message that Abiy Ahmed sent yesterday to the leaders of the Tigray People's Liberation Front…
Cameroonian lawyers condemn “persecution” of their profession
Cameroon's lawyer's anger does not subside after two of their colleagues, Me Richard Tamfu and Me Armel Tchuemegne, were arrested and detained on Friday, November 20. They are accused of "contempt of court and destruction" for taking part in a lawsuit in a court in Douala on November 10, which had led to a muscular police intervention and clashes.…
seven out of ten children are victims of school violence
Eight out of ten girls and seven out of ten boys aged 12 to 18 said they had been subjected to verbal, psychological, physical, financial violence or harassment at their school, according to a study just conducted by the UN Fund. for children (Unicef) of 6,000 students working in at least ten full-fledged municipalities.
as…
Musharaxiinta Hogaamiyaha oo ka dalbaday Jubbaland iyo
Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya oo maalintii labaad shir uga socda Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen baaritaan ay sameeyeen ay ku ogaadeen in liiska labada Guddi doorasho ee heer Federaal 3 ay soo gudbiyeen Puntland iyo Jubbaland ay ku jiraan xubno ka tirsan shaqaalaha rayidka maamuladaas.
War saxaafadeedka ayaa loogu baaqay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland in ay dib u eegis ku sameeyaan, isla markaana ay bedelaan xubnaha shaqaalaha…