Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Maraykanka:- Soomaaliya waa In ay Si Deg Deg Ah U Qabataa
Antony J. Blinken hoghayaha arimaha dibada Maraykanka oo qoraal soo saaray ayaa kula taliyay Madaxda Dowladda Faderaalka iyo Dowlad-goboleedyada dalka in ay si deg deg ah u qabtaan doorashooyinka dalka.
“Mareykanku wuxuu aad uga walaacsan yahay jahwareerka doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya, taasoo abuureysa hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku ah amniga, xasilloonida, iyo horumarka dalka.” Ayaa laga lugu suxay qoraalka wasaarada arimaha dibada Maraykanka.
“Waxaan ugu baaqeynaa madaxda federaalka iyo dowladaha…
AMISOM: Wada-hadalka lagu hirgelinayo Doorashooyinka wuu sii
AMISOM: Wada-hadalka lagu hirgelinayo Doorashooyinka wuu sii soconayaa .Qoraal lagu daabacay bogga Twitter-ka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wakiilka ururkaas ahna Madaxa howlgelinta AMISOM uu todobaad & bar ku howlanaa qaabiladda Saamileyda Siyaasadda Dalka.
Ambassador Francisco Madeira ayaa qaabilay Madax Goboleedyada kala ah: Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe & Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…
Wasiirka Maaliyadda Mandheera oo u geeriyooday Covid-19. –
Isbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya waxaa ku geeriyooday Ibraahim Barrow Xasan oo ahaa Wasiirka Maaliyadda Ismaamulka Soomaalida Mandheera oo saacadihii lasoo dhaafay la xannuunsanaa fayruska ku dhacay.
Ibraahim Barrow Xassan waxa uu maamulka Mandheera u qaabilsanaa maaliyadda & qorsheynteeda, waxaana haleelay xannuunka Covid-19 oo kiisas kala duwan laga helay ismaamulka uu ka shaqeynayay.
Cali Rooba oo ah Guddoomiyaha Mandheera ayaa xaqiijiyay in Ibraahim uu sababsaday Fayruska Corona oo…
Tanzania oo Haweeney lavatory dhaariyay in ay ka noqoto
Samia Suluhu Hassan waa Madaxweynihii 6-aad ee loo dhaariyo hoggaaminta Tanzania, sidoo kale waa Haweeneydii ugu horreysay oo xilkaas ka qabata Dalkaan dhaca Qaaradda Afrika kadib markii uu geeriyooday Madaxweyne John Magufuli
10:15 AM xiliga dalkeeda maanta oo Jimco ah waxaa lagu dhaariyay Magaalada Caasimadda u ah Tanzania ee Dar es Salaam, waxaana ay sidaas ku noqotay Madaxweynaha rasmiga ah ee Tanzania.
Samia Suluhu waxa ay kasoo jeedaa Saldanadda Zanzibar, waxaana ay dhalatay 27-kii Janaayo 1960-kii, waxbarashada…
Growing international locations proceed to make use of AstraZeneca,
Developing countries such as African countries and Brazil announced that they will continue to use the AstraZeneca COVID-19 vaccine, despite the fact that the AstraZeneca vaccine has been discontinued in several European countries in the past week. There are not many options for each country when it comes to vaccination for economic reasons.
As it stands now, it is either AstraZeneca or nothing for some poorer countries. The vaccine from the English-language pharmaceutical manufacturer is cheaper and…
DG Galmudug & DDS oo iska kaashana Nabadgalyada Xadka u
Wafdi heer Wasiir ah oo ka socda DG Galmudug oo gaaray Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa la kulmay mas’uuliyiin kala darajo duwan, waxa ay kawada hadleen sidii ay isaga kaashan lahayeen sugidda amniga deegaannada labada dhinac u dhaxeeya oo dhowr jeer isku dhac ku dhexmaray maleeshiyaad hab beeleed u abaabulan.
Wasiirka Amniga DG Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo hoggaamiye u ah wafdigaas oo gelinkii dambe Khamiista 18-ka Maarso 2021 gaaray Magaalada Wardheer ayaa la kulmay Hoggaanka Nabadgalyada Dowlad Deegaanka Soomaalida.…
Shariif Sh.Axmed: “Dalkaan waxaa lagu badbaadin karaa
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Murashixiinta ayaa sheegay in muhiimadda loo daba-socdo qabsoomidda Doorashooyinka Dalka ay tahay sidii loo badbaadin lahaa waddanka.
Shariif ayaa muhiim ku tilmaamay in loo baahan yahay qabsoomidda Doorasho xor, xalaal & waqtigeeda lagu qabto si xarrig isku dhiibka 4-ta sanno ah aysan meesha uga bixin maadaama madaxweyne weliba uu qaadanayo waqtigaas kadibna laga sugayo in uu doorasho hirgeliyo.
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu…
Soomaaliya oo Maxkamadda ICJ ka dalbatay Saddex qodob. –
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya Maxkamadda ICJ ka dalbatay saddex qodob oo muhiim u ah dacwadda badda ee shalay lagoo gaba-gabeeyay kadib markii Kenya ay isaga baxday Gar-maqalkii ugu dambeeyay ee dacwaddaas.
Suleymaan ayaa sheegay in saddexda qodob oo ay ka codsadeen Maxkamadda Cadaaladda ee Caalamiga ah (ICJ) muhiim u tahay Soomaaliya, maadaama dhinaca kale ee Kenya xaadiri waysay ka qaybgalka fadhiga.
Qodobada ayaa kala ah:
1- In Maxkamadda ay diido dalabaadka…
a civic motion combating in opposition to buy
While the campaign for the presidential election on March 21 closes this Friday in Congo-Brazzaville, an activist movement called "Progress" has since the beginning of the week campaigned against the purchase of conscience, as citizens have avoided voting with full responsibility during this election, for which outgoing President Denis Sassou-Nguesso, who has accumulated 36 years in power, is seeking a…
Maxay tahay Madasha Badbaado Qaran ee looga dhawaaqay Muqdisho?
Madasha Badbaado Qaran (MBQ) oo dhismaheedu socday muddo kudhow 2 todobaad ayaa maanta Khamiis-18-March-2021 waxa looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay War-murtiyeed ka soo baxay Ujeeddada madasha Badbaado Qaran waxa ay ka kooban tahay 3 Qodob oo kala ah:
In Dalka ay ka dhacdo doorasho Wada-ogol ah
Badbaadinta Qaranimada, Midnimada, Wadajirka & horumarka laga gaaray Nabadda iyo geedi-socodka dhismaha dowladnimada dalka
illaalinta xasiloonida siyaasadeed iyo Amniga dalka guud ahaan iyo Amniga…