Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Puntland oo iska fogeysay eedeyn la xiriirta Jubaland oo bathroom jeediyey
Garowe (Axadle) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa biyo qabow ku shubtay wararka sheegaya iney kaliya garab istaag u muujineyso Jubaland oo kaliya iyadoo iska ilowday Soomaalida inteeda kale.
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland ahna afhayeenka madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka jawaabay su’aasha la xiriirta iney kaliya isbaheysi la aburteen Jubbaland, wuxuuna wareysi siinayay Television-ga RTN.
“Su’aashaan aad ayey iigu soo…
Farmaajo iyo Maamul Goboleedyada oo isfaham ka gaaray qodob aad la isugu hayey
Muqdisho (Axadle) – Xerada Afisiyooni waxaa Barqonimadii maanta ka furmay Shirka Wadatashiga ee u dhaxeeya Madaxda Federaalka, Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir si ay uga wada-xaajoodaan ka gudubka caqabadaha hortaagan qabsoomidda Doorashooyinka.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda XIl-gaarsiinta, Shanta Madaxweyne Dowlad-Goboleed & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ku sugan Taandhada Afisiyooni.
Shirka ayaa Maanta wuxuu ku…
Shirkii u dhexeeyey DF iyo dowlad goboleedyada oo maanta dib u billowday
Muqdisho (Caasimada Onilne) – Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho dib uga billowday kulankii u dhexeeyey dowladda federaalka, dowlad goboleedyada ka jira dalka iyo gobolka Banaadir, kaas oo Sabtidii ka billowday Teendhada Afisyoone.
Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb-galaya madaxweynaha waqtigiisa uu dhammaaday, ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya, shanta madax goboleed iyo duqa Muqdisho.
Kulankan ayaa shalay dib u dhacay,…
Xog: DF oo Shiinaha iyo Ruushka la gashay heshiis la xiriira muranka doorashada
Muqdisho (Axadle) – Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in dowladda Soomaaliya ay heshiis hoose oo muhiim ah la gashay dowladaha Shiinaha iyo Ruushka, oo qeyb ka ah waddamada leh codka awoodda qayixan ee golaha ammaanka ee QM.
Labadaan dowladood ayaa Madaxweyne Farmaajo u ballan qaaday in ay is hortaagi doonaan qaraar kasta oo Soomaaliya ka dhan ah islamarkaana la horkeeno fadhigga golaha ammaaka.
Soomaaliya ayaa la sheegay in taa beddelkeed ay Shiinaha iyo Ruushka u ballan qaaday iskaashi iyo in fursad…
Wararkii ugu dambeeyey ee wada-hadallada doorashooyinka dalka
Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa inay dib uga billowdaan wada-hadallada u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada dalka iyo sidoo kale guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Wada-hadallada oo hakad-galay labadii maalin ee ugu dambeysay ayaa qorshuhu yahay inay maanta dib uga billowday Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.…
Xukumadda oo diiday in shuruud lagu xiro fulinta heshiiskii 17-ka September
Muqdisho (Axadle) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa diiday in shuruud lagu xiro shirka maalmihii u dambeeyay ka socday Afisyooni, kaasi oo maalintii Axadda hakad la galiyey, kadib markii maalinkii labaad ee uu shirkaas dhacay uu soo dhammaaday ayada oo aan wax heshiis ah la gaarin.
Madaxda sarre ee dowladda waqtigeeda dhamaaday iyo madaxda Puntland iyo Jubaland oo dhinac ah ayaa isku haya qoddobo dhowr ah oo ku aadan ajendaha shirka, waxaana…
Bandowgii Uhuru Kenyatta oo saameyn ku yeeshay Soomaalida Kenya
Nairobi (Axadle) – Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa dhawaan soo saaray go’aamo looga hortagayo mowjadda saddexaad ee cudurka Coronavirus, kaasi oo qeybo kamid ah dalka Kenya loogu soo rogay bandow.
Go’aanka Uhuru Kenyatta ayaa saameyn weyn ku yeeshay ganacsiga iyo shaqooyinkii dadka ka shaqeyn jiray huteelada iyo goobaha dadweynaha isugu imaadaan ee magaalada Nairobi, ayada oo uu si gaar ah dhibaato hor leh ugu keenay ganacsatada Soomalida ah.
Ganacsigii suuqa Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi ayaa bandowgan…
5# Dalab oo horseedi kara in uu fashil ku dhammaado shirka Afisyoone
Muqdisho (Axadle) – Waxaa maalintii labaad hakad ku jira shirka looga hadlayo ajendaha shrika arrimaha doorashada Soomaaliya una dhaxeeya madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul gobaleedyada dalka ee teendhada Afisyoon.
Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeya in Villa Somalia ay diiday shan qodob oo ay soo jeediyeen maamulada Puntland iyo Jubaland, islamarkaana ay sheegtay inaysan marnaba aqbali doonin, kuwaas oo kala ah:-
1- In la ballaariyo shirka oo laga qeybgeliyo mucaaradka si loo qaato go’aan kama dambeys ah oo ku…
Sawirro: DF oo Muqdisho ku shirisay beelo kasoo horjeeda Axmed Madoobe
Muqdisho (Axadle) – Qoraal lagu baahiyey bogga wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa looga warbixiyey kulan wasiirka arrimaha gudaha Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax uu Muqdisho kula yeeshay odayaal dhaqan iyo siyaasiyiin ka soo jeeda deegaanada Jubaland, kuwaas oo cabasho ka ah maamulkooda, sida lagu sharaxay qoraalkan.
“Odayaal dhaqameedka beelaha dagga Julabaland iyo siyaasiinta ka soo jeeda maamlkaas ayaa u gudbiyay Wasiirka Wasaaradda…
Xog: Qiimaha hubka la kala siisto ee Muqdisho oo sare kac uu ku yimid + Sababta
Muqdisho (Axadle) – Waxaa bilihii u dambeeyay la dareemayay sarre u-kac balaadhan oo ku yimid qiimaha magaalada Muqdisho la kala siisto hubka noocyadiisa kala duwan, xili ay xaalada dalka kasii dareyso.
Hubka uu sarre u-kaca ku yimid ayaa waxaa kamid ah qoriga Dhashiikaha, Qoriga PKM, RPG ama Sabanka iyo Qoriga AK47, waxaana dhamaantood hadda lagu iibiya qiimihii hore labo jibaarkeeda, sida ay ogaatay Axadle.
Suuqyada hubka ee loo yaqaano ‘Cir-toogte’ ayaa waxaa labadii bilood ee u dambeeyay saa’id loogu kala iibsanayay…