Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashooyinka SOMALILAND – Caasim…

Hargeysa (Axadle) – Shacabka ku dhaqan deegaanada Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah u dareeray goobaha cod bixinta doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Guurtida ee maamulkaasi oo maanta si rasmi ah uga billaabatay gobollada Somaliland. Dad ka badan hal milyan oo qof ayaa codadkooda dhiibanaya, waxaana doorashadan ay ka dhaceysaa lixda gobol ee Somaliland sida Awdal, Saaxil, Maroodi-Jeex, Toghdeer, Sanaag iyo Sool. Doorashada Golayaasha Wakiilada…

Sidee Iran u awoodday inay weerarto xarun qarsodii ah oo ay …

Irbil (Axadle) – Wargeyska Washington Post ayaa qoray in koox Iran ku xiran ay awood u yeelatay inay beegsato xarun qarsoodi ah oo ay leedahay CIA-da Mareykanka, ayaga oo adeegsanaya diyaarad drone ah, bishii April. Weerarka ayaa lagu qaaday xaruntan oo ku taalla magaalada Irbil ee is-maamulka Kurdistan ee dalka Iraq. Weerarkan oo kasii dari doona xiisadda gobolka ayaa muujinaya qorshe si taxaddar leh loo dejiyey iyo awoodda Iran iyo maleeshiyada…

Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay dowlado iyo hay’ado dhibaa…

Hargeysa (Axadle) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayo doorashooyinka baarlamaanka iyo goleyaasha deegaanka oo maanta ka bilaabanaya deegaanada Somaliland ayaa rumeysan in hogaanka Soomaalida u baahan yahay isku-tashi. Muusi Biixi ayaa sheegay in faragelinta ay Soomaaliya ku hayaan hey’adaha iyo dowladaha adduunka ay sabab u noqotay in Soomaaliya ay gaari weyso wax horumar ah, isagoo xusay inaysan…

Farmaajo iyo Kheyre: Laba musharax oo leh waxqabad isku mid …

Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya waa xilligan 2021 waxaa ka mida laba musharax oo aan la kala saari karin, taariikhdana ku galay inay ahaayeen madaxweyne iyo Ra’iisal wasaarihii ugu waqtiga dheeraa ee isla soo shaqeeyay. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si lama filaan ah ku noqday Madaxweynaha Soomaaliya 8-dii Febraayo 2017, wuxuu isna si lama filaan ah 15 maalmood kadib Ra’iisal wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre,…

Xog: Farmaajo oo Dubbe siiyey amar xasaasi ah oo la xiriira …

Muqdisho (Axadle) – Xogo isi-soo taraya oo aan ka heleyno xubno ka kala tirsan madaxtooyada Soomaaliya iyo wasaaradda warfaafinta ayaa sheegaya in Madaxwayne Farmaajo uu amar ku bixiyey in la bedelo Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta iyo dhammaan agaasimeyaasha warbaahinta Qaranka. Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay in caawa Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe uu ku…

Congolese are waiting for help and protection after fleeing

Families fleeing the Democratic Republic of the Congo city of Goma after forecasts of another volcanic eruption are starving and unable to find protection when the UN called for help and warned of the risk of cholera. At least 31 people died when Mount Nyiragongo sent a lava wall that spread to Goma on Saturday last week, destroying 3,000 homes along the road and hijacking a major road used to help the war-torn region. The lava stopped just outside the city limits, but thousands more fled early on…

Daawo: Mahdi Guuleed: Reer Koonfureedka cashar ha ka bartaan…

Muqdisho (Axadle) – Iyadoo maalinta berri ah ee 31-ka bishan May ay shacabka Somaliland u dareerayaan doorashooyinka isku sidkan ee baarlamaanka iyo golayaasha deegaanka, ayaa waxaa hanaanka diyaar garowga doorashooyinkaas ka hadlay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo ka mid ah siyaasiyiinta gobollada waqooyi ku metesha dowladda federaalka Soomaaliya. Ugu horeyn Mahdi Guuleed oo dhambaal hambalyo ah u diray shacabka iyo…

Korneyl aad ugu dhow Farmaajo oo kursiga ku haystay Fartaag …

Beled-Xaawo (Axadle) – Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo ayaa ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay kursiga uu ku fadhiyo Senator Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ka mid ah Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya. Senator Fartaag oo laga soo doorto deegaanada Jubbaland ayaa mar kale u sharaxan kursigaasi, iyadoona si dhow loola xiriiriyo Madaxweynaha…

Ethiopians protest against US sanctions on bloody Tigray

Thousands gathered in Addis Ababa to protest foreign pressure on the government over its brutal war in Tigray. Protesters at the rally in the Ethiopian capital carried banners criticizing the United States and others in the international community expressing concern over the atrocities in Tigray, where Ethiopian forces are chasing the region's outcast and now fleeing leaders. Troops from the neighborhood of Eritrea are fighting in Tigray on the side of Ethiopian government forces, contrary to…

R/W Rooble oo magacaabay guddi baaritan ku sameeya xubnaha g…

Muqdisho ( Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka dalka, kaasi oo sabab u ahaa is-mari waagii dhowaan heshiiska laga gaaray doorashooyinka. Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray in ay ka warbixin keenan guddiga lagu muransan yahay doorashada iyo iyo xubnaha cabashada laga qabo. weli lama shaacin magacyada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More