Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Dibad-bax lagu dalbanayo soo celinta askartii loo qaaday Eri…

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibad-bax ballaaran oo lagu dalbanayey in dalka dib loogu soo celiyo askartii loo qaaday dalka Eritrea, kadib markii ay soo baxday in laga qeyb-galiyey dagaalkii ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya. Dibad-baxa oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa dhigay waalidiinta ay ka maqan yihiin wiilashaasi iyo dadweyne kale, wuxuuna ka dhacay isgoyska KM4 ee Caasimadda Muqdisho. Sidoo kale…

Wiilal dhalinyaro ahaa oo lagu dilay Caasimadda Muqdisho – Ca…

Muqdisho (Axadle) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal qorsheysan oo xalay siyaabo kala duwan uga dhacay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Dilka koowaad oo loo geystay wiil dhalinyaro ahaa oo magaciisa lagu soo koobay Nuuradiin ayaa ka dhacay xaafadda Siigaale ee degmada Hodan, waxaana toogasho ku dilay nin ku hubeysnaa oo la sheegay inuu askari, sida ay ku warrameen dad goobjoogayaal ah. Wararka ayaa sheegaya inuu baxsaday…

KENYA oo qaar ka mid ah beelaha Jubland Hobeynaysa

Beled-Xaawo (Axadle) – Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo, Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) ayaa Dowladda Kenya ku eedeeyay inay hubeynayso beelaha Jubaland qaarkood, si ay dhexdooda isugu dhibaateeyaan. “Waxaan rabaa inaan ummadda Soomaaliyeed la wadaago dal iyo dibadba Kenya inay dhibaateyntii halkeedii ka sii waddo 6-dii iyo 7-dii bisha xalay illaa habeen hore inay cimiladii hore cimilo ka fool xun ay howshaa gashay,” ayuu yiri Afhayeenka oo la hadlay Warbaahinta. Afhayeenka ayaa yiri “Degmada…

Al-Shabab oo boqolaal qoys ka barakicyey guryahooda

Xudur (Axadle) – Maamulka degmada Xudur, Maxamed Macalin oo ay wehliyaan hay’adaha samafalka ee ka howl-gala gudaha magaalada ayaa soo kormeeray boqolaal qoys oo dhawaan kasoo barakacay tuulooyin hoos-yimada degmada Xudur. Barakacayaasha oo isugu jira Waayeel iyo qoysas haween u badan oo caruurtooda ay la socdaan ayaa waxa uu maamulku sheegay inay kooxda Al-Shabaab kasoo barakaciyeen, kuwaasi oo xiligan wajahaya xaalad adag oo bini-aadantimo. Maamulka degmada iyo hay’addaha ayaa kormeerkaas kadib warbaahinta u sheegay…

FPI is reassuring about the “visible” return

"We are not in opposition to the government when Laurent Gbagbo returns," Koné Katinan, a spokeswoman for the ex-president, told the press on Wednesday in Abidjan. With new language elements, the person in charge of communication within the Welcome Committee gave some details about the preparations. He still does not want a discreet return, but a "visible return".…

Daawo: Jawaari oo raali gelin u diray madaxweynaha Jabuuti -…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyihii hore baaralamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo hadal ka jeediyey munaasabad maanta lagu sagootinayey safiirkii dalka Jabuuti u joogay Soomaaliya ayaa raali gelin u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo shacabkiisa reer Jabuuti. Aadan Xasan Aadan oo sanadihii lasoo dhaafay madax ka ahaa safaaradda ay dowladda Jubuuti ku leedahay Soomaaliya ayaa maanta laga sagootiyey Muqdisho, maadaama uu dhamaaday mudo xileedkiisii safiirnimo. Prof. Jawaari oo qeyb ka ahaa…

Xog: Ciidamo galay xafiiska guddiga difaaca BF, xog badanna …

Muqdisho (Axadle) – Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in ciidamo ay u dhaceen xafiiska guddiga difaaca golaha shacabka Soomaaliya, oo waday baaritaan la xiriira dhallinyarada Soomaaliyeed ee askar ahaanta loogu qaaday dalka Eritrea. Ilo-wareedyada oo codsaday inaan la magacaabin ayaa sheegay in ciidamo ka amar qaatay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamanka Cabdiweli Ibraahim Muudey ay galeen xafiiska dhowr maalmood kahor,…

Xog: Rooble oo qaaday tallaabo muujineysa inuu u dhaxeeyo Fa…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi farsamo oo ka kooban illaa 7-xubnood, kuwaas oo ka shaqeyn doona arrimaha doorashooyinka ee dhawaan la filayo inay ka dhacaan dalka. Guddiga ayaa si gaar ah xafiiska ra’iisal wasaaraha uga taageeraya arrimaha doorashooyinka oo xal waara laga gaaray daba-yaaqada bishii hore, kadib dadaallo uu sameeyey Rooble. Sida ay ogaatay Axadle,…

Midowga musharaxiinta oo dalab adag soo saaray kadib go’aank…

Muqdisho (Axadle) – Midowga Musharaxiinta ayaa si rasmi ah usoo dhoweeyey shaqada hordhaca ah ee ay qabteen Guddiga xaqiiqo raadinta ah ee uu magacaabay ra’iisal wasaare Rooble, kuwaasi oo loo xil saaray kala shaandheynta xubnaha dacwada laga keenay ee guddiyada doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. Guddigaas ayaa go’aamiyey in 34 xubnood laga saaro guddiyada doorashada, hase yeeshee waxay ka tageen 33 xubnood oo kale oo ka mid ahaa…

Yuusuf Garaad oo farriin u diray xubnihii laga saaray guddiy…

Muqdisho (Axadle) – Yuusuf Garaad oo ah Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa ka hadlay xiisada ka taagan guddiga doorashada oo dhawaan qaar kamid ah dib loogu celiyay dhinacyadii soo magacaabay, halka kuwa kale lagu waayey eedeyntii ay u jeediyeen mucaaridka. Yuusuf Garaad ayaa dhinacyada u soo jeediyay in natiijada kasoo baxday dacwadii guddiga doorashada aysan niyad jab ku noqon, islamarkaana ay u arkaan sida…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More