Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Xog: Sababta dib u dhigtay in Rooble uu shaaciyo liiska gudd…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa ilaa hadda aan si rasmi ah loo shaacin liiska guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad goboleed, kuwaasi oo xubno kamid ah guddiyadaas laga keenay cabasho, ayada oo qaarkoodna la bedalay. Ra’iisal wasaare Rooble ayaa sheegay in dhawaan la shaacin doono liiska guddiyadaas, hase yeeshe si cad uma sheegin sababta ka dambeysa in ilaa hadda uusan si rasmi ah u shaacin. Xog ay heshay Axadle, ayaa sheegaysa in…

Xariga Roobow oo saameyn xoogan ku yeeshay qorshe ay DF ‘ugu…

Muqdisho (Axadle) – Mukhtaar Roobow ayaa xabsiga loo taxaabay isagoo Musharax madaxweyne ah dabayaaqada sanadkii 2018-kii, xiligaas oo waqti kooban uu ka harsanaa doorashadii madaxweynaha Koonfur Galbeed, oo uu kamid ahaa musharaxiinta ugu saameynta culus. Xariga Roobow ayaa horseeday in qalaalase amni ka dhaco Baydhabo oo xiligaasku jirtay doorasho, ayada oo kacdoonka ka dhashay xariga ay dowladda kula kacday uu sababay dhimasho iyo dhaawac hor…

Aqriso: Shan arrimood oo uu ballan-qaaday Cabdikariim Axmed …

Hargeysa (Axadle – Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa shalay ugu dambeyntii Maayirka Axadle u doortay Cabdikariin Axmed Mooge oo ka tirsan xisbiga mucaaradka Wadani, xilkaas oo maalmihii dambe si weyn la’isugu hayay. Cabdikariin Mooge ayaa ahaa musharraxii ugu codadka badnaa doorashooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanka Gobaladda Waqooyi, gaar ahaan kuwii golayaasha deegaanka, wuxuuna helay codad kor u dhaafay 26-kun. “Illaahay…

France beats Russia’s ” takeover ” of power in C.

France on Friday criticized Russia over what it called a "takeover" of the Central African Republic. Paris also acknowledged that the African country's cooperation with Russian "mercenaries" had led France to reduce its military support. Earlier this month, the French military suspended budget support and military cooperation with the Central African Republic and accused its government of being "involved" in an anti-French disinformation campaign with Russia. The Central African Republic has become a…

Xaad oo ka hadlay qaabkii loo qoray dhallinyarada loo qaaday…

Muqdisho (Axadle) – Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah odayaasha wax ka qoray ciidamada Soomaaliya ee tababarka loogu qaaday dalka Eretria ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrintaan iyo halka loo sheegay in markii hore ciidamadaan loo qaadayo. Nabadoonka oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa qirtay inuu damiin ka ahaa 44 dhallinyaro oo kamid ah ciidamada ay hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka u sheegtay in tababar ciidan loogu qaadayo…

Xaad oo shaaciyey qaabkii loo qoray dhallinyarada loo qaaday…

Muqdisho (Axadle) – Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah odayaasha wax ka qoray ciidamada Soomaaliya ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrintaan iyo halka loo sheegay in markii hore ciidamadaan loo qaadayo. Nabadoonka oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa qirtay inuu damiin ka ahaa 44 dhallinyaro oo kamid ah ciidamada ay hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka u sheegtay in tababar ciidan loogu qaadayo…

Bandits kidnap 80 students, kill police in

Gunmen have killed a police officer and abducted more than 80 students and five teachers from a school in the Nigerian state of Kebbi, police, residents and teachers said. The attack is the third mass kidnapping in three weeks in northwestern Nigeria, which the authorities have attributed to armed bandits seeking ransom payments. Usman Aliyu, a teacher at the school, said armed men took more than 80 students, most of them girls. "They killed one of (the police), broke through the gate and went…

Midowga Yurub oo qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah ciidama…

Muqdisho (Axadle) – Sida laga soo xigtay qaar ka tirsan warbaahinta dalka Kenya, Midowga Yurub ayaa dhimay lacagtii uu siin jiray ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee AMISOM, kaasoo wax ka badan 10 sano ka socda gudaha Soomaaliya. Midowga Yurub ayaa dhimay 66% oo kamid ah lacagihii uu siin jiray howlgalka lagula dagaalamo ururka Al-Shabaab ee awoodda ku leh gudaha Soomaaliya, waxayna gaareysaa lacagta la dhimay in ka badan $45…

Al-Shabaab oo sheegtay cidda ay ku beegsatay qaraxii Ismiida…

Jowhar (Axadle) – Al-shabaab ayaa war kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay degaanka Biyo-cadde ee Gobolka Shabeelada Dhexe oo ay saldhig Militari ku leeyihiin ciidamada Xoogga Dalka. Kooxda Al-Shabaab ayaa warka kasoo baxay ku sheegtay in taliska ciidamada dowladda ee Biyo-cadde lagu qaaday weerar is-miidamin ah oo lagu beegsaday saraakiil uu ka mid yahay taliyaha Guutada 4-aad ee ciidamada Xoogga Col. Saney Cabdulle. Al-Shabaab…

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay saldhiga ay leeyihiin ciid…

Biyo cadde (Axadle) – Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray saldhig ay ciidamada xoogga ku leeyihiin deegaanka Biyo cadde ee gobolka Shabeelada Dhexe. Qaraxa oo ahaa mid dhawaqiisa laga maqlay goobo aad uga fog meesha uu qaraxa ka dhacay ayaa la sheegay inuu geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida dad goob joogayaal ah u sheegeyn Axadle, qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Warar hor u dhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in Korneyl Saney…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More