Kulan xasaasi ah oo ay yeelanayaan Mucaaradka, Deni, Axmed Madoobe iyo Cabdi Xaashi – Axadle
Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka furmay shir u dhexeeya xubnaha Midowga Musharaxiinta, Gudoomiyaha Aqalka Sare, Madaxweynayaasha Puntland…