Ciidanka DFS & Al-Shabaab oo ku Dagaalamay Gobolka Shabeelah
Ciidamada Militariga DFS iyo Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay deegaanno u dhaxeeya Balcad iyo Basra Gobolka Shabeelaha Dhexe oo katirsan DG…
Ciidamada Militariga DFS iyo Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay deegaanno u dhaxeeya Balcad iyo Basra Gobolka Shabeelaha Dhexe oo katirsan DG…
Al-Shabaab ayaa sheegatay in weerar Jidgal ah ay ku qaaday kolonyo gaadiid dagaal ah oo ay wateen Ciidamada Dowladda Federaalka,…
Maxkamad ku taalla Magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya waxaa maanta la horgeynayaa Saddex ruux oo loo heysto ku lug lahaanta…
G/Sare Sahal Cabdullaahi Cumar Taliyaha Nabadsugidda Jubbaland Taliska Ciidamada Nabad Sugidda DG Jubbaland G/Sare Sahal Cabdullaahi Cumar oo Warbaahinta la…
DFS ayaa muddo kadib dhagaxaanta ka qaaday qaar kamid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana cabasho ka keenay Shacabka isticmaalka jidadka…
Xeebaha Jabuuti waxaa laga raadinayaa 12-ruux oo la socday Doon u socotay Dalka Yemen, waxaana dhimatay inta la xaqiijiyay 8-ruux…
Sida ay tabisay warbaahinta Turkiga, isku dhac ayaa dhexmaray Labo oo Ciidan oo Soomaali iyo Turki ah kuna ku tababaranayay…
Isha Dyfan oo katirsan Baarayaasha gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay u hoggaansamidda xeerarka xuquuqul insaanka Soomaaliya,…
Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Khayre oo la hadlay VOA ayaa faah-faahiyay howlgalada lagu adkeynayo amniga deegaannada maamulkaas gaar…
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Jubba Caasimadda Koofurta Suudaan kula kulmay madax kala duwan oo goobjoog ka ahayd…
Magaalada Jowhar Xarunta DG Hir-Shabeelle oo maalmihii dambe ammaankeeda laga deerinayay waxa ay Ciidamada amniga ka joogteen baaristaannada xaafadaha kala…