Al-Shabaab oo weerartay Saldhig Ciidanka Kenya ay ku
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday Saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Wajeer, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo…
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday Saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Wajeer, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo…
Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa kulan looga hadlayay qorshaha sugidda amniga la qaatay Wasiiradiisa, maadaama labo magaalo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha & Dowladaha hoose ee DG Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle oo la hadlay BBC-da ayaa ka hadlay khilaafka…
Saraakiil katirsan Booliiska Kenya ayaa Warbaahinta gudaha u sheegay in weerarkii labaad oo lagu qaaday Gaari bas ah uu ka…
Ciidamada Miliatirga DFS ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay wadada u dhaxeysa Balcad & Basra ee Gobolka Shabeelaha Dhexe,…
Fadhi maanta Golaha Guurtida Gobaladda Waqooyi ku yeeshay Magaalada Hargeysa waxa uu u codeeyay Xeer guud ee Doorashooyinka iyo diiwaangelinta…
Dhaq-dhaqaaq iyo diyaargarow sidaas u weyn kama socda magaalooyinka maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo xarun u ah DFS, si…
Trump oo aan xirneen Face Mask ayaa dib ugu laabtay Aqalka Cad Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump ayaa dib ugu laabtay…
Wasiirka Arrimaha dibadda Cuba Bruno Rodriguez ayaa xiriir telefoon la sameeyay dhiggiisa Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo ay kawada…
Ciidamada dowladda federaalka iyo askar katirsan kuwa Daraawiishta DG Hir-Shabeelle ayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan saakay kawada deegaanno dhaca duleedka magaalada balcad…
Taliska Booliiska Gobaladda Waqooyi ayaa sheegay in uu xiray labo ruux oo ku eedeysan kiristaameynta dadka ku sugan Magaalada Hargeysa…