Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Hogaamiyayaasha Qubrus, Masar & Giriigga oo Turkiga ku colaadinaya

Kulan hal maalin socday oo dhexmaray Hogaamiyayaasha Waddama Qubrus, Masar & Giriigga waxa ay uga hadleen colaadinta Dalka Turkiga oo xifaaltan dhanka dhaqdhaqaaqa Ciidanka, badda iyo siyaasadda ah. Hogaamiyayaasha saddexdaan waddan ayaa is tustay sida looga baahan yahay Xukuumadda Ankara ka qaybgalka kulan looga wada xaajoonayo sidii Xukuumadda Ankara looga dhaadhicin lahaa joojinta waxa ay ugu yeereen daandaansiga Bariga Mediterranean-ka. Kulankaan oo dhacay Arbacadii…

Laamaha ammaanka Hir-Shabeelle oo Baaris ka sameeyay

Magaalada Jowhar Xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa howlgal ka sameeyay Ciidamada ammaanka Dowlad Goboleedkaas, Askar dhawaan la geeyay & Ciidamo katirsan DFS oo horay ugu sugnaa. Ujeedka Baarista ayaa lagu sheegay sugidda amniga & la socodka dhaq-dhaqaaqaha Xaafadaha Magaaladaas oo maalmaha soo socda martigelinaya Ergada u tageysa Doorashooyinka heer Federaal & heer Dowlad Goboleed. Afarta Xaafadood ee kala ah: Hanti wadaag, Horseed, Buula Sheekh & Kulmis waxaa la…

Galmudug oo soo Gudbisay xubnaha Guddiga Doorashada 20/21 ku

Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa magacaabay xubnaha Guddiga farsamada & xalinta khilaafaadka oo laga doonayay 10-kii ilaa 20-ka bishaan oo muddo saddex cishe laga soo gudbay. Wakiilada Galmudug ee Doorashada Federaalka 20/21 ayaa la soconaya howsha xulista Ergada Beelaha, hubinta Waxgaradka iyo waxyaabaha la xiriira habsami u socodka doorashada Baarlamaanka Soomaaliya. Guddigaan ayaa la shaqeynaya xubnaha kale ee ka kala imaanaya DG Puntland,…

Nigerian President Muhammadu Buhari warns protesters against unrest

The President of Nigeria makes his first public statement on the recent protests against political brutality in the country. Muhammadu Buhari says he regrets the loss of human life but urges young people to stand down. In addition, at least seven people have been killed and 40 more injured in connection with violence between people in a port city in the Ivory Coast near Abidjan since Monday before the…

Polio-free Cameroon stops pushing against viruses

Cameroon has not completely eased its fight against polio, but despitebeing declared free of the disease earlier this year. It has launched an immunization drive against a specific virus strain. Kenya, too, has pushed the regional trend and seen an elephant baby boom. But despite the promising number, the species remains vulnerable. And we see how students in Libya are caught between conflict and…

Coronavirus:-Soomaaliya oo kamid noqotay wadamada ugu

Dowladda Jordan ayaa Khamiista maanta ah waxa ay soo saartay liis casriyayn oo ay ku jiraan dhamaan wadamada Caalamka kaas oo u kala saaraya  wadama kuwa Casaan ah, kuwa jaallaha ah iyo kuwa cagaaran marka la eego xaaladda COVID-19 ee waddan kasta oo dunida ka mid ah. Dowladda Jordan ayaa liiskaan uga gol leh in ay hubiso dadka soo galaya dalkeeda si ay ugu samayso baaritaan dheeri ah oo looga hortagayo xanuunka dilaaga ah ee Coronavirsus. Soomaaliya ayaa liiska la soo saaray…

Taliyaha Booliska Baladweyne:-Majirto cid banaanbax aan

Ciidamo ka tirsan booliska Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa joojiyay banaanbax looga soo horjeeday dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle ee ka socda magaaladda Jowhar ee xarunta maamulkaasi. Taliska Booliska Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay faah fahin ka bixiyeen sababaha keenay in ay joojiyaan banaanbaxa ay dadka reer Beledweyne ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan habka lagu wado dhismaha Hir-Shabelle. Taliyaha Saldhiga Booliska Beledweyne laba Xidigle…

Deni oo soo magacaabay xubnaha kumatalayda guddiga doorasha

Madaxweynaah Dowlad-goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u soo gudbiyay xubnaha ku metalaya guddiyadda doorashooyinka Soomaaliya ee sanadka 2020-21, kaas oo waafaqsan heesh-ka doorashada ee ay wadagaareen hogaamiyayaasha Dowladda Faderaalka iyo Dowlad-goboleedyada dalka. Xubanaha uu soo xushay Hogaamiyaha Puntaland ayaa kala ah Cabdiwali Tima-cadde, Muuse Geelle, Burhaan Cilmi Filig iyo Yaasmiin kuwaasoo ku biiraya xubnaha kale ee Dowlad-goboleedyada iyo…

Bangiga dhexe oo beeniyay eedo loo jeediyay Bangiyada &

Bandhiga dhexe ee Soomaaliya ayaa beeniyay warbixin dhawaan lagu daabacay wargays-ka caanka ah ee  New York Times,kaas oo lagu sheegay in bangiyada iyo xawaalaha gudaha Soomaaliya ay ku milmeen nidaamka maaliyadda ee Al Shabaab malaayiin doollarna ka helaan canshuuraha gudaha. Qoraal uu soo saaray Bandhiga dhexe kuna Taariikhaysan 21/10/2020 oo ay heshay Axadle ayaa lagu beeniyay warbixtaasi oo uu qoray Cabdi Latif Daahir oo ah weriyaha Bariga Afrika ee New York Times oo…

Hogaamiyaha Uganda oo RW Guulleed & Marwada 1 aad ee dalka

Hogaamiyaha Uganda, Yoweri Museveni oo madaxtooyadiisa Kampalla ku qaabilay Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo Marwada Hogaamiyaha 21 October 2020. Hogaamiyaha waqtiga dheer ka arimiya Uganda, Yoweri Museveni, ayaa is-barbar-dhig wuxuu u sameeyay waddankiisa iyo Soomaaliya oo ay ka joogaan ciidamo ka tirsan howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM. Hadalkaan ayaa yimid ka kadib kulan uu Madaxtooyadda Kampala kula qaatay marwada koowaad ee Soomaaliya, Saynab Cabdi Macalin, iyo wafdi ay horkaceyso oo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More