Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Emmanuel Macron will attend the G5 Sahel summit

The information was confirmed for RFI, the next G5 Sahel summit will take place on Friday, July 9 via video conference. Emmanuel Macron will attend the meeting. He will have Nigerian President Mohamed Bazoum by his side, who has been invited to the Élysée Palace. The French president should use this summit to specify the future French involvement in the region, one month after the announcement of the…

Xog: Loolan dowladda dhexdeeda ah oo sababay in lagu kala ta…

Muqdisho (Axadle) – Sida ay ogaatay Axadle, khilaaf culus iyo is mari-waa xoog leh ayaa maanta ka dhashay doorashadii guddoonka guddiga doorashada ee beelaha Banaadiriga, taas oo keentay lagu kala dareero. Goobtii ay maanta doorashadu ka dhaceysay waxaa isku qabtay xubno ka wada socday dowladda federaalka, oo u kala jabay laba garab oo kala taabacsan madaxtooyada iyo hay’adda sirdoonka qaranka ee NISA. Kooxda ka socota madaxweyne Farmaajo ayaa…

satisfaction for journalists’ relatives

The son of ex-president IBK has been on the run abroad since the coup that overthrew his father in August last year. Before that, Karim Keïta, a former deputy, had already been quoted in the Birama Touré affair, this Malian journalist who had been missing since January 2016. According to the newspaper for which he worked, Le Sphinx, Karim Keïta was involved in this disappearance. On Monday, Malia's…

Libyan institutions reject putschist general Haftar

Libya's political and military installations rejected any constitutional basis that would pave the way for Putist general Khalifa Haftar to become president. Following the recent meeting of the Libyan Political Dialogue Forum (LPDF) held in Switzerland on 28 June - 3 July, Libyan Prime Minister Khalid al-Mishri blamed some members of the forum for failing to reach an agreement with the Libyans. conditions that prevent military leaders from competing for the country's presidency. "Take off your military…

Libyan Prime Minister Dbeibah calls on the LPDF to make concessions

Libyan Prime Minister Abdul Hamid Mohammed Dbeibah called on Libya's political dialogue forum to make concessions so that the December 24 elections continue as planned. In connection with the opening of the Supreme National Election Commission Press Center in the capital Tripoli, Dbeibah called on the forum to prioritize the nation's higher interests over personal and regional agendas. He stressed that the government would support the Commission by allocating financial resources and making the…

DEG DEG: Guddiga doorashada oo doortay guddoomiye cusub oo r…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga doorashada heer Federaalka ayaa goor dhaweyd doortay guddoomiye cusub oo rasmi ah kadib codeyn Maanta ka dhacday Xerada Afisyooni ee Caasimadda Muqdisho. Tartanka guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa waxaa u tartamay illaa 5 musharax oo kala ah:1- Maxamed Xasan Cirro, 2- Liibaan Axmed Xasan (Liiban Shuluq), 3- Cabdi Xiis Aadan 4-…

Mooshinka xil ka qaadista guddoomiyaha baarlamanka Puntland …

Garoowe (Axadle) – Golaha Wakiilada dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta u codeeyay wax ka badal ay lagu sameeyay xeer-hoosadka golahaas ee ku saabsan mooshinka xil ka qaadista guddoomiyaha golaha. Xeer-beddelka la sameeyey ayaa lagu go’aamiyey in mooshinka xilka ka qaadista ay tahay inay u codeeyaan ugu yaraan 44 xildhibaam, halka markii hore ay ka aheyd 34 xildhibaan. 52 Xildhibaan oo fadhiga xaadirtay waxaa Ansixinta Xeerkaan u codeeyay…

IMAARAADKA oo war kasoo saaray kulan dhex-maray Xasan Sheekh…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ka hadashay kulan maanta Caasimadda Muqdisho ay ku yeeshen Safiirkeeda u fadhiya Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed Al-Cusmaani iyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraalka kooban oo kasoo baxay Safaaradda Imaaraadka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweynihii hore uu Danjire Maxamed Axmed Al-Cusmaani la wadaagay mahadnaq ku aadan kaalinta uu Imaaraadka ka…

Ciidamada DF Soomaaliya iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay dule…

Dhuusamareeb (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamada Xoogga dalka iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud. Wararka ayaa sheegaya in dagaallkaasi uu xoogiisa uu ka dhacay dhanka koonfureed ee duleedka magaalada Dhuusamareeb oo caasimad u ah Galmudug, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal muddo qaatay, kaas oo la’isku adeegsaday hubka…

Xaaji Warsame oo war kasoo saaray dagaalkii Beledweyne

Beledweyne (Axadle) – General buukar Xaaji Warsame Xuud oo ah hoggaamiyaha golaha la magac-baxay Kacdoonka Hiiraan ayaa faah faahiyey dagaal u dhexeeyey maleeshiyaadkiisa iyo ciidamada dowladda oo saaka ka dhacay Beledweyne. Xuud oo wareysi gaar ah siiyey Radio Mustaqbal ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaasi uu geystay khasaare kala duwan, wuxuuna qiray inay dhankooda uga dhaawacmeen 2 askari. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dagaalka ka qarxay Beledweyne uu yimid, kadib markii sida uu sheegay looga baxay heshiis ay…