Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

48,000 euros per alternate to buy a car,

The 529 members of the Ugandan parliament received 200 million Ugandan shillings each this week, or about 48,000 euros per person, for a total envelope of 25 million euros. This amount is intended for the purchase of cars for elected officials. The message is going badly because the country is being hit hard by the coronavirus crisis.…

Maxaa lagu go’aamiyey shirkii caawa qadka Zoom-ka ay ku yees…

Muqdisho (Axadle)-Xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble ayaa war ka soo saaray shir aaladda fogaan aragga ee Zoom-ka ay caawa ku yeesheen xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka ee Rooble iyo madaxda dowlad goboleedyada, waxayna ka wadahadleen dardar gelinta arrimaha doorashooyinka dalka. Sida lagu sheegay qoraal uu baahiyey xafiiska ra’iisul wasaare Rooble dhinacyadu waxay isla garteen in deg deg loo bilaabo doorashada Senatorrada Aqalka Sare ee…

DR Congo’s volcano Nyiragongo sparkles health fears

After erupting two months ago, DR Congo's volcano Nyiragongo has released large amounts of ash, raising concerns about the health of local people, experts said on Sunday. The volcano furthest east of the great central African country first erupted on May 22, claiming 32 lives and destroying hundreds of homes. "The ash is the result of the collapse of part of Nyirangongo's central crater," volcanologist Muhindo Syavulisembo said in a statement. However, Syavulisembo, who heads the Goma Volcano…

Guddoomiyihii muddada Muqdisho ‘ugu xayirnaa’ NISA oo maanta…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalimuu ayaa galabta ka dhoofay garoonka Aadan Cadde ee Caasimadda Muqdisho, isagoo ku sii jeeda degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxaana maanta garoonka loogu sameeyey maamuus iyo sagootin. Saraakiil boolis ah oo uu hor kacayo Taliyaha Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa guddoomiyaha ka soo gelbiyey hotel uu ka deganaa Caasimadda Muqdisho, waxuuna Macalimuu aad ugu mahad celiyey Ra’iisul wasaare Rooble iyo Taliska Booliska…

Banaan-baxyo horleh oo maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa maanta markale dibad-bax ballaaran ka dhigay qaar ka mid ah waalidiinta Soomaaliyeed ee caruurtooda askarnimada loogu qaaday dalka Eritrea, iyagoo baaq u diray dowladda dhexe. Waalidiintan ayaa weli baadi goob ugu jiro wiilashooda oo war iyo wacaal laga waayey, tan iyo markii loo qaaday dalka Eritrea, waxana cabashadu ay kasii dartay markii ay soo baxeen warbixino sheegaya in dhalinyaradaas qaarkood laga dagaal-geliyey gobolka Tigray. Dibad-baxayaasha oo…

a student killed by a police officer in Kinshasa, a

A student was shot to death on Saturday, July 24 in Kinshasa by a police officer after a check went wrong. On Saturday afternoon, in the Liberation District of Selembao commune, a group of students film as part of a practical work when a police officer approaches them for the first time to ask them for bribes, an eyewitness…

Caro ka dhalatay $30 milyan oo loo qeybiyey xildhibaanada Ug…

Kampala (Axadle) – Uganda ayaa toddobaadkan lacag ku dhow 30 milyan oo dollar u qeybisay xildhibaanada, si ay ugu iibsdaaan baabuur cusub, taasi oo caro xooggan ka dhalisay dalkan saboolka ah ee sida weyn uu u saameeyeey cudurka coronavirus. Mid kasta oo ka mid ah 529-ka xildhibaan ee dalkaas ayaa la siiyey 200 oo milyan oo shilling una dhiganta 56,000 oo dollar, si uu ugu soo iibsado baabuur cusub. “Waa wax aan la aqbali karin in dowladda ay…

Kulankii Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed oo lagu kala kacay i…

Muqdisho (Axadle) – Kulan maalintii Shalay aheyd ay iskugu yimaadeen labada garab ee guddiga doorashada doorashada Gobaladda Waqooyi oo ay kala hogaaminayaan Guddoomiyaha Aqalka Sarre, Cabdi Xaashi iyo Ra’iisal wasaare ku-xigeenka, Mahdi Guuleed uu kusoo idlaaday fashil, kadib markii la isku fahmi waayay qoddobo uu soo bandhigay garabka Cabdi Xaashi. War-Saxaafadeed kasoo baxay Golaha Siyaasiyiinta ee Gobaladda Waqooyi (GSS) ee uu hogaamiyo Cabdi…

Aqriso magacyada: Rooble oo magacaabay guddi cusub oo qaabil…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd maagcaabay guddi cusub oo ugu magac daray “Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka”. Guddiga cusub oo ka kooban 13 xubnood ayaa waxay ka shaqeyn doonaan u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee labada aqal ee BFS, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha. “Si loo hubiyo matalaadda haweenka ee…

Dowlad goboleedkii labaad oo magacaabay guddiga qabashada do…

Baydhabo (Axadle) – Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Dr Cali Saciid Faqi ayaa maanta si rasmi ah u magacaabey Xubnaha Xildhibaanada golaha wakiilada maamulkaas ee qabashada doorashada Aqalka Sare. Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu magacaabay 11 xubnood oo uu guddiga Baarlamaan ka koobnaan doono, kuwaasi oo ayagu iska soo dhex dooran doona guddoon. Xubnaha uu magacaabay Dr Faqi ayaa waxay ka shaqeyn…