Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Xog: Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo Rooble la wadaagay a…

Muqdisho (Axadle) – Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u gudbiyeen cabasho ay ka qabaan sida ay baarista u sameeyeen guddigii heerka wasiir ee loo saaray kala saarista xubnaha guddiga doorashooyinka ee cabashada laga qabo.  Labadaan Madaxweyne oo sidoo kale Murashaxiin ah ayaa qoraalka ay u…

Farxaan Qaroole oo tallaabo qaaday kadib muuqaal sir ah oo l…

Muqdisho (Axadle) –Taliyaha ciidanka booliska qeybta gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa maanta kormeer ku tegay qeybo ka mid ah wadada xariirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye oo tan iyo markii la dhisay ay dadka isticmaala ka cabanayeen isbaarooyin xad-dhaaf ah, jir-dil iyo dhac ay kula kacayeen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Taliyaha ayaa dadkii ku sugnaa goobaha uu tegay waxa uu sheegay in maalmaha soo socda dib loo…

Taliye Cusmaan Xaadoole oo soo saaray digniin culus

Muqdisho (Axadle) – War qoraal ah oo ka soo baxay taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha ee maamulka HirShabeelle Korneyl Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) ayaa diginin xooggan loogu diray Maraakiibta Kalluumeysi ee shisheeye iyo kuwa wata calanka Soomaaliya, kuwaasoo dhamaantood heysan shatiga ama ruqsadda maamulka. Qoraalka ka soo baxay taliyaha ayaa lagu sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono Markab kasta oo arrintaan isku daya ama hadda ku howlan, iyadoo loogu baaqay in ay dhaqso u raadsadaan shatiga maamulka.…

Daawo: Barkhad Jaamac Batuun oo maanta ku dhaqaaqay tallaabo…

Hargeysa (Axadle) – Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ahaa musharaxiintii kusoo baxay doorashadii golaha wakiilada Gobaladda Waqooyi, islamarkaana ka keenay codad aad u badan ayaa maanta ku dhaqaaqay arrin cajiib ah oo ugu mahad celinayo taageerayaashiisa. Barkhad Batuun ayaa iibiyey gaari uu lahaa si uu kaalmo lacageed oo mahad celin ah u gaarsiiyo shaqsiyaadkii sida naf hurka ah ugu codeeyay 31-kii May. Tallaabada uu qaaday Xildhibaan Batuun ayaa lagu tilmaamay mid dhif iyo naadir ku ah geyiga Gobaladda Waqooyi, maadama…

Sawirro: Maxaa looga hadlay kulanka Rooble iyo safiirka Imaa…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Alcuthman. Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay xiriirka labada dal oo muddooyinkii dambe si tartiib ah usoo laabanayey, xili uu kal hore mugdi badan hareeyay. Kulanka ayaa sidoo kale looga…

Jubbland oo DF usoo dirtay baaq ku aadan duqeymaha ciidamada…

Kismaayo (Axadle) – Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa si rasmi ah uga hadlay duqeymaha ay Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ka geysteen qeybo kamid ah Gobolka Gedo. Kulankii Golaha Amniga Jubbaland kaas oo bishiiba mar qabsooma oo uu shir guddoominayey madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa lagu cambaareeyey duqeymaha ay ciidamada Kenya ka geysteen degaanka…

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo horleh maanta geysay Dhuusama…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay maanta ciidamo horleh ka dajisay gudaha garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur oo ku yaalla magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Ciidamadan oo ka mid ah kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor ee Kumaandooska Soomaaliya ayaa gaaraya illaa 50 askari, sida ay ogaatay Axadle. Sidoo kale waxaa askartan kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb mas’uuliyiin ka tirsan dowlad…

Wararkii ugu dambeeyey qarax ka dhacay Balcad

Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax nooca miinada ah oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo geystay khasaare. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka iskuulka sare ee Balcad, waxaana uu ahaa nooca meelaha fog-fog laga hago. Wararka ayaa sheegaya in xilliga uu dhacayey qaraxan uu iskuulka ka socday imtixaan ay galayeen ardayda fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe, siday ay inoo…

Baxrayn oo war kasoo saartay qaraxii is-miidaaminta ee Muqdi…

Muqdisho (Axadle) – Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Baxrayn ayaa waxaa si kulul looga hadlay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee maalin ka hor ka dhacay gudaha Caasimadda Muqdisho, gaar ahaan wadada Macalin Nuur. Dowladda Baxrayn oo ka mid ah dowladaha Carbeed ee xiriirka wanaagsan la-leh Soomaaliya ayaa shaacisay inay aad uga xun tahay weerarkaasi oo ay ku tilmaamtay inuu yahay mid argagixiso, sida ay hadalka u dhigtay.…

Madaxweynaha Jubbaland oo xil cusub magacaabay

Kismaayo (Axadle) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sameeyey macaabis cusub, kadib wareegto uu soo saaray. Axmed Madoobe ayaa maanta Injineer Cabdi Xuseen Maxamed u magacaabay guddoomiyaha gudigga qaxootiga iyo barakacayaasha, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland oo lagu faafiyey baraha bulshada ee Internet-ka. Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in baahi weyn loo qabo in xal waara loo helo maareynta arrimaha qaxootiga dib u soo laabanaya iyo barakacayaasha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More