Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Mastercard offers AU $ 1.3 billion dollars

The announcement was made on Tuesday in New York. This is the largest private donation for the purchase of anticovid vaccine to date. The money will be handled by the Center for Disease Control and Prevention, set up by the African Union. Less than 2% of the continent's population has received a dose of the vaccine. We are…

Madaxweyne Farmaajo oo taariikh labaad oo madow ay u qormeys…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha Soomaaliya ee uu ka dhamaaday muddo xileedka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wajahaya Mowjado siyaasadeed oo waa weyn, kuwaasoo ka dhashay war qoraal oo ay baahiyeen guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqda aadanaha, islamarkaana baarayay dagaalkii ka dhacay gobolka Tigray dalka Itoobiya.  Warbixinta guddiga ayaa qodobo kamid ah waxaa lagu caddeeyay in dagaalkii ka dhacay gobolkaas ay ka qeyb galeen…

Daawo:Afduub ka billowday duleedka Muqdisho iyo dhallinyaro laga b…

Muqdisho (Axadle) – Cabsi xooggan ayaa lasoo daristay dadka ku nool duleedka Caasimadda Muqdisho ee Axadle Soomaaliya, gaar ahaan deegaanka Ceelasha Biyaha, kadib markii ay ka dhaceen falal is daba joog ah oo guryahooda looga afduubtay wiilal dhallinyaro ah, labadii todobaad ee ugu dambeysay, sida ay ogaatay Axadle. Kooxo hubeysan ayaa todobaadkii hore oo kaliya deegaanka Ceelasha Biyaha ka afduubtay 4-qof oo 3 kamid ah ay yihiin dhallinyaro da’dooda ay u dhaxeyso 13 ilaa 16, halka qofka kalena uu ahaa oday 60-sano jir…

Dacwad ka dhan ah Farmaajo oo la diyaarinayo kadib markii QM…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Abshir Maxamed Axmed ayaa hogaaminaya gal dacwadeed laga gudbinayo Farmaajo. Guddoomiye Abshir ayaa sheegay in gal dacwadeedka ka dhanka ah madaxweynaha waqti xileedkiisu dhamaaday lagu baadi-goobayo dhalinyaradii tobabarka uu Farmaajo ugu qaaday Eritrea. “Waxaa go’aansaday in aan horkaco dacwad ka dhan ah maamulka Farmaajo oo lagu…

Maxay tahay digniinta uu maanta gobolka Benaadir u direy sha…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Benaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo sidoo kalena ah Duqa Caasimadda Muqdisho ayaa maanta dadweynaha gobolka Benaadir u direy digniin culus, kadib kormeer uu saaka ku tagay xeebta Curubo ee degmada Shangaani. Cumar Filish ayaa sheegay in xeebta Curubo ee Shangaani ay noqontay goob dadka ay ku shubaan qashinka, midaasi oo keeni karta caafimaad darro, kana hor-imaneyso nadaafada deegaanka, sida uu…

Sawirro: Wafdi ka socda Sacuudi Carabiya oo Muqdisho yimid i…

Muqdisho (Axadle) – Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda xil-gaasriinta, Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa maanta Caasimadda Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo booqasho ku jooga Axadle dalka. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xiriirka iyo sarre u qaadista iskaashiga labada dhinac, oo muddooyinkii dambe uu hareeyay mad-madow badan. Labada dhinac ayaa diirada saaray sidii dib…

Daawo: Madaxweynaha Faransiiska oo meel fagaare ah wejiga lo…

Paris (Axadle) – Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa fadeexad xooggan la kulmay maanta kadib markii qof shacab ah uu dharbaaxo ku dhuftay isaga oo booqanaya gobolka Drome ee dalka Faransiiska. Muuqaal fiidiyow ah oo ay baahisay warbaahinta Faransiiska ayaa muujinayay nin gashan funaanad damis ah oo xiran muraayadaha indhaha iyo maaskaro wejiga ah oo ku dhawaaqaya “Ha dhaco Macron” kahor inta uusan dhirbaaxo wejiga uga dhufan Macron. Macron ayaa la arkayey isaga oo u socda dad badan oo ku sugna goobta oo ka…

Qoys Muslimiin ah oo diintooda darteed loogu laayey Canada -…

London (Axadle) – Darawal ayaa gaari xamuul ah jiirsiiyey qoys ka kooban shan qof, isaga oo dilay afar ka mid ah, midka kalena si darran u dhaawacay Isniintii, taasi oo booliska Canada ay ku sheegeen weerar si ula kac loola beegsaday, sababtoo ah waxay ahaayeen Muslimiin. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in darawalka oo ahaa nin da’yar lagu xiray goob baabuurta la dhigto oo ka ag dhow goobta uu shilka ka dhacay habeenkii Axadda ee magaalada London ee…

QM oo xaqiijisay in askar Soomaali ah laga qeyb geliyey daga…

Asmara (Axadle) – Warbixin lay heshay Axadle oo a filayo inuu dhawaan soo saaro guddiga Xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay oo ku saabsan ku lug lahaanshaha Ciidamada Eritrea ee dagaalka Tigrayga ayaa lagu dhex xusay in ciidamo Soomaali ah ay kamid ahaayeen ciidamadii ka dagaalamay Gobolkaas. Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa lagu xusay inuu ergeyga gaarka ah ee xuquuqul insaanka helay macluumaad muujinaya in askarta Soomaalida laga soo waday…

Ciidamada Danab oo howl-gal qorsheysan ku qabtay xubno ka ti…

Afgooye (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose oo hoostaga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Howl-galka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga dhacay deegaanka Cali Boorow oo ay ku sugnaayeen dagaalyano ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More